MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
Nin boliiska Kenya u qabteen qaraxii Nairobi oo sheegtay inuu ka mid yahay saamileyda Xawaaladda Tawakal.
october , 4, 2007 (HawiyeNews.com)Axmed Xersi Faarax oo ah Somali 40 jir una dhashay beesha Mareexaan ayey Ciidamada boliiska Kenya su-aalo ka waydiinayeen qaraxii kol hore ay dadka badan ku dhamaadeen ee ka dhacay agagaarka Hotel Ambassador Nairobi Town.
Xersi oo mudo sedex bilood ka badan lagu sameeynayay baaris ayaa sheegtay inuu ka mid yahay Saamileeyda Xawaalada Tawakal hasse yeeshee Soomaalida Islii ayaa qiray inuu ka shaqeeyn jiray Tawakal Bank Xarun suuq madoow Xawaaladeed ay ku leedahay.
Boliiska Kenya ayaa baaris ay sameeyeen waxay ku ogaadeen in Axmed Xersi Faarax uu mudo halsano ah ku maqnaa Dubai,uuna ka shaqeeynayay Xawaalada Tawakal .
waxayna sidoo kale hoosta ka xariiqeen inay xilligaas baasaboorka uga reebteen garoonka Jomma Kenyatta.
Axmed Xersi Faarax oo heystaa Baasaboorka Kenya ,lama hubo wali inay sheegashadiisa Xawaalada Tawakal sax tahay iyo inkale,waxayse boliiska qaarkood dimbi weyn u arkeen,sheegashada Axmed ee la xiriirta in Tawakal Bank Xarun ku leedahay Nairobi,maadama Xawaaladaha uga shaqeystaan qaab suuq madoow ah.
Dabagalka u biloowday Xawaalada Tawakal ayaa laga cabsi qabaa inuu saameeyn ku yeesho,maadama ay tahay markii ugu horeysay ee nin lagu eedeynayo qaraxyo uu sheegto saami weyn inuu ku leeyahay Tawakal.
Abukar Abdi Socdal
socdaalyare@hotmail.co.uk
Kampala -Uganda

Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
first merehan terrorist kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
Hiiraan, ninyaho where have you been?
Over 10 Marehan politicians/businessmen are in capitivity including the former governor of Kismaayo for Maxaakiimta, Dr Bashiir...but Kibaki said he will release them now...only after thousands of muslims protested, many somali politicians started supporting raila odinga for president, and the wasiirka gaashaandhiga isaaq biixi met with him when he came to nairobi to try to help release them men through the u.s embassy
>http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?f=18&t=128860
He said he is going to release them now
this was last month
MAXKAMADDA SARE EE DALKA KENYA OO AMAR KU BIXISAY INUU HOR YIMAADO MADAXA ARGAGIXISO LA DIRIRKA KENYA
Sep 20,2007
by Nairobi-GEDO-NN
Sida lagu qoray wargayska DAILY NATION ee 19/09/2007, waxaa Maxakamadda sare ee dalka Kenya amar ku bixisay inuu hor yimaado Madaxa Argagixiso la dirirka Mr. NICHOLAS KAMANDE, si uu uga jawaabo Muwaadiniin Soomaaliyeed, gaar ahaan Beesha Sade ee 27/6/07 lagala baxay guryahooda.
Dhowr goor oo hore ayaa Maxkamadda kala duwan u yeereen Mr.Kamande hase ahaatee sida lagu qoray Wargayska wuxuu ka dhaga adaygay inuu yimaado Maxkamadda horteeda, isagoo ku marmarsooday inuu raacay Madaxwaynaha oo safar kukala bixinayey goboladda Dalka. Maxkamadda ayaa sheegtay inaysan cudurdaarka Kamande aqbalin sidaa darteedna looga baahan yahay inuu isagu yimaado Maxkamadda si uu jawaab uga bixiyo halka ay ku dambeeyeen dadka la doonayo. Madaxa xuquuqda aadanaha ayaa la yimid Maxkamadda warqad deg dega oo sheegaysa in si deg deg ah loo siidaayo dadka la afduubay.
Dhinaca kale markii Maxkamadda la qaadayey ayaa waxaa banaanbax dhigayey dad Kenyan Muslim ah oo sheegay in toban iyo sideed qof oo Kenyan ah, la qabqabtay loona gudbiyey Somaliya, kadibna Ethiopia. Wararka ay heleen dadka banan-baxayey ayaa sheegayey inay ka warheleen in dadkoodii ay ku jiraan xabsiyo qarsoodi ah oo Ethiopia ku yaal. Booliska ayaa waardiye ka hayey markii dadkaan ay jeedinayeen cabashadooda.
Sikastaba ha ahaatee iyadoo ay tahay markii ugu horaysay ee si toos ah loo shaaciyo in Kamande hor yimaado Maxkamadda Magaciisana lagu qoray wargayska ayaa la filayaa in horaanta Octobar 2007 uu hor imaan doono Maxkamadda sare, uuna jawaab ka bixin doono halka ay ku dambeeyeen shasiyaadka la doonayo inuu ka jawaabo . waxayna u egtahay waa haddii aysuurogashee in jawaab laga heli doono.
M C Dhurwaa-GEDO-NN-Nairobi
Report this post

Madaxa Argagixiso La Dirirka Ee Dalka Kenya Oo Ugu Dambeyn Maxkamadda Horyimid
Oct 08,2007
by Nairobi-GEDO-NN
Iyadoo 27/6/07 siyaasiin, ganacsato, iyo waxgarad beesha SADE u dhashay laga afduubay guryahooda iyo gobo ganacsi oo ay ku layaaheen dalka Kenya, ayaa waxaa ugu dambayn maanta hor yimid maxkamadda madaxa argagixiso la dirirka dalka Kenya oo hore dhowr jeer u diiday inuu yimaado, marar badanna u soo diray saraakiil hoose iyo qareenkiisa.
Xaakinka dacwada qaadaya ayaa maxkamaddii dhamaadka bishii September amar ku bixiyey inuu Mr.Kamande horyimaado haddii kalana la hor keeni doono si khasab ah, uuna u jari doono warqad lagu xirayo. Waxay u muuqataa in arrintaa fushay oo Mr.Kamande aqbalay imaatinka maxkamadda.
Doodii maanta ayaa ahayd mid kulul oo aad u dheeraatay, kadib markii Mr.Kamande ku dooday in la siidaayey raggaasi, hase ahaatee qareenkii u doodaya iyo ururka xuquuqda muslimiinta Kenya iyo waliba ururo kale oo xuquuqul insaanka ayaa ka biya diiday hadalka Mr.Kamande. Waxayna waydiisteen caddayn arrinta sii daynta iyo halka lagu siidaayey raggaasi oo in muddo ah la weysanaa goobta rasmiga ah ee lagu hayo.
Dhinaca kale, warar laga helay dhawaan safaaradda Somalida ay ku leedahay Dowladda ku meel gaarka ay sheegeen in raggaas ay ka war hayaan in loo gudbiyey Dalka Ethiopia oo isagu maamula si toosa Dalka Somaliya, Dalka Kenyana si dadban. Warka laga helayo safaaradda Soomalida ayaa sheegay in laba ka mid ah ragaas aan dowladda Ethiopia ku helin wax dambi ah. Lama xaqiijin karo warka safaaradda Somalida, maadaama aysan si toos u shaacin iyo iyadoon wax badan ka ogayn xabsiyada qarsoodiga ah ee Ethiopia ku hayso kumanaan Somali ah.
Ugu dambayn doodii maanta ayaa kadib markii ay aad u dheeratay ayaa lagu soo xiray in muddo gaaban dib laysugu soo noqdo, iyadoo la faray Mr.Kamande inuu keeno caddayn dambe haddii ilaahay idmo, bal wixii uu la yimaado Mr.Kamande.

dawladsade i feel sorry for the merehans send too xabashiland
tell them dont drop the soap
tell them dont drop the soap
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
Miskiin baa tahay, xabsi criminal kuma jiraan ragani, facility maraykanka dhistay but imika way ogaadeen ragani inay argagaxiso ahayn
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
dawladsade haye aniga horta waxna ma ka ogi so i dont know where they went.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 456
- Joined: Sun Sep 30, 2007 4:49 pm
- Location: Indian Ocean
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
what part of somalia do merehan live?
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
^ Every part. They make up 98% of the somali population.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
[quote="QansaGabeyle"]^ Every part. They make up 98% of the somali population.[/quote]

- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
[quote="kenyan4life"]what part of somalia do merehan live?[/quote]
Galgaduud and Jubbaland
Galgaduud and Jubbaland
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: MEREHAN SHAREHOLDER OF TAWAKAL GUILTY OF KENYA BOMBING
Jaajuusyo majeerteen ah baa dacweeyo for the karbaash on afgaduud
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 358 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 2 Replies
- 386 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 5 Replies
- 478 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 19 Replies
- 1763 Views
-
Last post by Murax
-
- 4 Replies
- 684 Views
-
Last post by original dervish
-
- 16 Replies
- 133 Views
-
Last post by Shift
-
- 70 Replies
- 4493 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 2 Replies
- 854 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 19 Replies
- 1075 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 39 Replies
- 2767 Views
-
Last post by Shankaroon_614