AL SHABAAB waxay u shaqeeysaa sirdoonka TIGREEGA ETHIOPIA
Posted: Sun Oct 07, 2007 2:19 pm
WAXAA LA SOO OGAADEY KOOXDA DADKA WAXBA AAN GALABSAN DISHA EE LA BAXDEY AL SHABAAB, KUWAASOO QAADACEY SHIRKII ASMARA,MAXAAKIIMTANA KA BAXSADEY INAY YIHIIN JAWAASIIS U SHAQEEYA ETHIOPIA TIGREEGA IYO SIRDOONKA mosad isreal.
al shabaab waa koox gacan ku dhiiglayaal ah,kuwaasoo dila dadka aan waxba galabsan sida dilkii waxuushnimada ahaa ee ay u geeysteen general jilicoow janadii allaha siiyee.
al shabaab inay sirdoonka tigreega u shaqeeyaan waxaa kuu cadeeynaya waxay qaadaceen shirkii asmara ee lagu mideeynaayey ururada xureynta somalia ee uu hogaaminayo mujaaahid madaxweyne al amiir sheekh shariif sheekh axmed.
al shabaab iyagoo u adeegaya cadawga tigreega ayey abuureen QILAAAF, in dadka la kala qeybiyo, dhabar jab lagu sameeyey halgamayaasha xurenta somalia.
al shabaab waxay dileeen.
dr ABDIQAADIR YAXYE janadii allaha siiyee.
general maxamed cali JANADII ALLAHA SIIYEE
GENERAL JILICOOW.
DHAMAANTOOD waxay ahaayeen dad muwaadiniin ah.
al shabaab al tuug haddii ay geesiyiin yihiin oo ay run sheegayaan maxay u DILI waayeen ABDULAAHI BIIJO. CALI GEEDI. MAXAMED DHEERE.. ABDI QEYRDIID. ABDI WAAL. BASHIR RAAGE. ABDIQAADIR BEEBE..
TUUGADAAS MAXAY U DILI WAAYEEN..
AL SHABAAB WAXAY DILAAN MAR WALIBA DAD AAN WAXBA GALABSAN, DHIIGOODA AYEY XALAASHADEEN, IYAGOON HUBSAN AYEY XABAD LA DHACAYAAN DAD SOOMALI AH.
AL SHABAAB AL TIGREE INKAARI IDINKU DHACDEY