DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by BABYGIRL123 »

Baaq Ka Soo Baxay Golaha Isimada Beesha Dhulbahante Oo La Xidhiidha Weerarka Maamulka Riyaale Uu Ku Soo Qaaday Gobolka Sool.

Oct 07, 2007 By:jidbaale.com

Laascaanood(Jidbaale.com);-Isimada Gobollada Sool Sanaag Iyo Cayn ayaa waxaa ay baaq wadajir ah ka soo saareen Colaadda maamulka Riyaale uu Gobolka Sool iyo maamulka Puntlnad uu ku soo qaaday, waxaanu ay Isimadu baaqoodan ku caddeeyeen in Sool, Sanaag iyo Cayn ay ka tirsan yihiin Maamulka Puntland.

Golaha Isimida Dhulbahante

Date: 3/10/2007

Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya
Ku: UN Security Council
Ku: OAU
OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga
OG: Maamul Goboleedka Puntland
OG: Maamuulka Somaliland

Ujeeddo Go'aanka Isimada Dhulbahante

Annagoo ah Dhammaan Isimada Dhulbahante waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland.

Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamulka Riyaale uu dagaal ku sooqaado dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay.

Sidaa daraaddeed waxaa naga go'an markan in aan is difaacno oo aanu nagu hadhin dulqaad dambe.

Magacyada Isimada:-

1)Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad of Bahararsame And All Of Dhulbahante
2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad of Mahamud Ugadhyahan and all of Ugaadhyan
3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed Garaad of Jamac Siyaad
4)Garaad C/laahi Garaad Soofe Garaad Of Cali geri And All of Ahmed Garaad
5)Garaad Abshir Saalax Garaad Of Barkaad
6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur Ugaas Of Hassan Ugaas And All the Ugaasyo
7)Suldaan Siciid Cali Sultan Of Khalid
CoolGaraad C/salaam Xasan Garaad Of Omar Waceys
9)Garaad Cali Buraale Garaad Of Qayaad And All Of Cabdi Garaad
10)Boqor C/laahi Dabagooye Boqor Of Hayaag
11)Garaad Saleebaan Buraale Garaad Of Yahye
12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud Ugaas Of Mahamud Ugaas

C/casiis Saleebaan Axmed

Laascaanood

Jidbaale.com
Last edited by BABYGIRL123 on Sun Oct 07, 2007 8:53 pm, edited 6 times in total.
User avatar
GUUl-MAJERTEEN
Posts: 70
Joined: Sun Oct 07, 2007 3:15 pm

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by GUUl-MAJERTEEN »

MAJERTEEN CAAWO MAJIRAAN!!

BOQORADA DULBAHANTE, MAJERTEEN ATHII KALIYO BADBAATHII!!!
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by wadaniweyn1 »

jidbaalecuqdadaysan.com Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

waa wuxu buurmadoow sheegayey Laughing
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by BABYGIRL123 »

WADNAWEYNE TELL THAT TO YOUR BOQOR XABSIGA KU URAAY OO EXILE KA KU JIRAA OO MARBA MEEL KA CALACALA THEY DID THIS THEY DID THAT. AKHAAS.
User avatar
GUUl-MAJERTEEN
Posts: 70
Joined: Sun Oct 07, 2007 3:15 pm

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by GUUl-MAJERTEEN »

ABAAYO BABYGIRL123,

NINKAAN WASHEE ISKA DAA!!

MAJERTEEN BADBAATHII!!
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by BABYGIRL123 »

Majeerteen maxaa helaay??

and why are you saying they and their all day are you not mj or are you shegato lol.

if you are majeerteen adi an kaa bilabo bad baadada stop posting all this sh!t and caadi iska dhiig first.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by sadeboi »

babygirl is the garaad of dhulbahante, the one who has been welcomed all over the world bahharsame??? If so why didn't he do something about his sub-clan supporting habraha???
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by wadaniweyn1 »

“C/llaahi Yuusuf iyo maamulkiisu waxay doonayaan iney ardaa yar kju qabsadaan umadda Soomaliyeed, iyagoo adeegsanaya xoogag shisheeye ah, taasina waxay keeneysaa in la iska celiyo waayo itaal aaney laheyn bey doonayaan iney ku amar taagleeyaan” ayuu yiri boqor Muur madow oo dhinaca kale si weyn u difaacay uguna adkeystay in dhulka Sool iyo Sanaag uu yahay mid maamulkiisa ay xaq u leeedahay Somaliland oo Puntland waxa ay ku doodeysanaya ay yihiin waxaa aan nidaam iyo sharci midna waafaqsaneyn oo ku salerysan qabyaalad mar hore laga guuray.

“Ma jiro isin Majeerteeniya ah oo dhexdhexaad ah, kuligood waxay la safan yihiin Puntlnad, Dhiiga ka dhacaya Xamar bey C/llaahi Yuusuf kula tukanayaan, waxayna ku jiraan safka hore oo ay ka dagaalamayaan, dhinaca Kismaayo wey ku sii wadaan, Somaliland wey ku soo duulayaan, waxayna doonayaana iyagoo beel ah oo aan itaal laheyn ay Soomaaliya xukumaan” buurmadoow.


the truth and nothing but the ugly truth Sad Sad


paidmonk ,, get fukk outta here with the calaacal mayne and orodoo iska celi ciyaalka marexaan ee marnaa kismanyo ka eryanaaya marna s.net ka eryanaaya Smile
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by wadaniweyn1 »

[quote="sadeboi"]babygirl is the garaad of dhulbahante, the one who has been welcomed all over the world bahharsame??? If so why didn't he do something about his sub-clan supporting habraha???[/quote]


waar dumarka haku diriin ragooda Smile
SLEW_DEM
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1223
Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by SLEW_DEM »

[quote="sadeboi"]babygirl is the garaad of dhulbahante, the one who has been welcomed all over the world bahharsame??? If so why didn't he do something about his sub-clan supporting habraha???[/quote]

That is not true, He went with Xaabsade and got his clans men out of militia and so did some of the other garaads,
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by BABYGIRL123 »

sadeboi he dispersed those militias and they are now defending the city because its turning in to tribal war.

you heard what buurmaadow said that they will attack dhulbahante even if somaliland doesnt attack and the dhulbahante speaker said that they will fight as dhulbahante and will go as far as burco and hargeisa and also the dhulbahante issims said to dhulbahante to go to war and defend and retake their land the coming few days is described by people in ssc as the final days of somalilnd in ssc.
User avatar
Madmadoobe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1892
Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by Madmadoobe »

you heard what buurmaadow said that they will attack dhulbahante even if somaliland doesnt attack and the dhulbahante speaker said that they will fight as dhulbahante and will go as far as burco and hargeisa and also the dhulbahante issims said to dhulbahante to go to war and defend and retake their land the coming few days is described by people in ssc as the final days of somalilnd in ssc.[/quote]


Are you talking about our Buurmadow babygirl? If so can we have the sources please. If he indeed said that we will have to choose a different king, HJ alone attacking dhulbahante is focking insane.
Dicemoney
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 783
Joined: Wed Mar 23, 2005 7:41 pm
Location: Bosnia

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by Dicemoney »

BABYGIRL123 qabillyaadka iska walaal dumar qabill mah leh ilen.

Very Happy
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: DHULOZ ROYALTY TELL BARIMADOW WE CAN DECLARE WAR TOO.

Post by BABYGIRL123 »

Dicemoney huno take your own advice and be a good house wife.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”