Page 1 of 2

Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 6:06 pm
by SLEW_DEM
Original document: http://jidbaale.com/radiossc/iur/pics/xaaji.jpg
http://jidbaale.com/radiossc/iur/pics/is.jpg


Baaq Ka Soo Baxay Golaha Isimada Beesha Dhulbahante Oo La Xidhiidha Weerarka Maamulka Riyaale Uu Ku Soo Qaaday Gobolka Sool.

_____________________________________________
Golaha Isimida Dhulbahante

Date: 3/10/2007

Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya
Ku: UN Security Council
Ku: OAU
OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga
OG: Maamul Goboleedka Puntland
OG: Maamuulka Somaliland

Ujeeddo Go'aanka Isimada Dhulbahante

Annagoo ah Dhammaan Isimada Dhulbahante waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland.

Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamulka Riyaale uu dagaal ku sooqaado dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay.

Sidaa daraaddeed waxaa naga go'an markan in aan is difaacno oo aanu nagu hadhin dulqaad dambe.

Magacyada Isimada:-

1)Garaad Jaamac Garaad Cali
2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed
3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed
4)Garaad C/laahi Garaad Soofe
5)Garaad Abshir Saalax
6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur
7)Suldaan Siciid Cali
8.)Garaad C/salaam Xasan
9)Garaad Cali Buraale
10)Boqor C/laahi Dabagooye
11)Garaad Saleebaan Buraale
12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 6:15 pm
by wadaniweyn1
warya calaacalka babygirl already posted it from the same source jidbaalecuqdadayasan.com and the fraudulent papers supposedly signed by dhulmahante elderly tuugo ee calaacalka naaga jooji Smile

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 6:23 pm
by SLEW_DEM
^^ Cuqdad badaana Laughing

Get that fuk out of here Arrow

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:07 pm
by xoogSADE14
Slew

Sxb su'aal baan qabaa, I know you guys have quite a number of Garaads and even some Ugaasyo from what I've read. My question is do you guys have one supreme Garaad, " the garaad of garaads" if you will?

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:09 pm
by Somaliweyn Commando
[quote="xoogSADE14"]Sxb su'aal baan qabaa [/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing dhulku kulu go'

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:10 pm
by Somali2003
Good Communique by the elders of Sool, Togdheer, and Sanaag.

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:11 pm
by Somaliweyn Commando
[quote]Boqor C/laahi Dabagooye[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:17 pm
by xoogSADE14
^ War adiga noo kaadi meeshaan gob baa kuwada hadleeysee.

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:20 pm
by Somaliweyn Commando
[quote="xoogSADE14"] gob baa kuwada hadleeysee.[/quote]

u mean

"gob" baa kuwada hadlayaa

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:23 pm
by xoogSADE14
bal aduunto gadoon waa dhalankii habartiis dhalmada baray baan maqli jiray. oo hada ma'anaad rabtaa inaad luuqadeeydii hooyo ii saxdo?

p.s. luuqadaan aad qoreeyso gabigeedba ninkii keenaad la hadleeysaaye ogoow inan yahow.

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:26 pm
by Somali2003
[quote="xoogSADE14"]bal aduunto gadoon.[/quote]
Laughing Laughing Laughing

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:30 pm
by xoogSADE14
typo, don't act like you've never made any.

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 7:39 pm
by Somaliweyn Commando
*shakes head in disgust*

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 8:10 pm
by SLEW_DEM
[quote="Somaliweyn Commando"] dhulku kulu go'[/quote]


ISTAGFURULAHA

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Baaq Ka Soo Baxay Isimada Beesha Dhulbahante

Posted: Sun Oct 07, 2007 8:17 pm
by wadaniweyn1
[quote="SLEW_DEM"]^^ Cuqdad badaana Laughing

Get that fuk out of here Arrow[/quote]


^^ waar wuxu qosol gariir badana Laughing