Ku: Shacabka soomaaliyeed meelay joogaanba
Ku: Culimaa’udiinka Soomaaliyeed meelay joogaanba
Ku: Waxgaradka beesha marreexaan meelay joogaanba
Og: Dawladda KMG
Ujeeddo: Bayaan Cambaarayn ah iyo Dalbasho Qisaas
Annagoo ah Beesha reer Bicidyahan ee Eheladda Allaha u naxariisteeYuusuf Max’ud Cali Masle ( Yuusuf Dheere) ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba waxaannu Cambaareynaa dilkii waxshinimada ahaa ee loogu geystay magaalada Kismaayo taariikhdu markay ahayd 4/10/2007, sidoo kale waxaannu dalbanaynaa in sida ugu dhaqsaha badan oo ku siman Usbuuc gudihiis gacanta naloo soo galiyo dadkii dilay oo aannu naqaanno magacyadooda iyo reerahooda marxuumkaas biri magaydada ahaa ee caruurtiisa ku korsanayey meeshaas kuna noolaa muddo farabadan.
Waxaannu u sheegaynaa shacabka soomaaliyeed, culimaa’udiinka soomaaliyeed, iyo waxgaradka beesha Marreexaan in aanaan doonaynayn inaan waxyeello u gaysanno qof aan dambi naga galin oo waa sababta aan bayaanka u soo saarayno laakiin haddii la maqli waayo ama jawaab nala siin waayo mudadaas in aanaan masuul ka ahayn wixii dhaca.
Dadka soo saaray bayaankan waa kuwan:
1. Nabadoon Aden Cabdulle Daahir (Gaalkacyo)
2. Suldaan Cabdi Xaaji Cali Baalle (Urufay)
3. Suldaan Cabdiqani Xasan Xaaji Cali Baalle
4. Suldaan C/salaam Maxamud Xaaji Axmed Nuur
5. Nabadoon Muuse Aw Yuusu Xuseen Tiif
6. Nabadoon Aaden Aw Daahir Xuseen
7. Nabadoon Yuusuf Ciise Xuseen
8. Nabadoon Maxamed Axmed Nuur (Jabdhurwaa)
9. Nabadoon C/qaadir Cadceed Geelle
10. Sh. Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil
11. Sh. Axmed Cali Duubyar
12. Sh Cali Sh. Axmed (Cali Cad)
13. Sh. Xuseen Cali Aden
14. Sh. Cali Geelle Galow
15. Sh Cabdinasir Sh Cali
16. Sh Maxamed Daahir Xaaji Cali Baalle
17. Sh. Cabdullaahi Adam Karahaye
18. Saalax Cadceed Geelle
19. xuseen Cabdi Ciise
20. Cumar Cabdulqaadir Cadceed Geelle
21. Aden Cabdulqaadir Cadceed Geelle
22. Cali Axmed Nuur
23. Cali Jannagale
24. Aqoonyahan Burhaan Bakayle
25. Muriidi Guuleed Warfaa
26. Bayle Maxamud Caabi
27. Sh. Cabdirizak Cabdullaahi Urur
28. Maxamed Cabdulle Bidaar
29. Bagafaan Maxamed Axmed Nuur
30. Cawil Yaxye Ashkir
31. Odawaa Cali
32. Ciid Abshir Hawle
33. Nuur Qaasim Yare
34. Mahad Jaamac Howle
35. Siciid Cali Hawaar
36. Nabadoon Cabdi Qaate
37. Siyaad Sulub Ibraahim
38. Shaafici Maxamed Cabdullaahi
39. Deeq Cadceed Geelle
40. Cabdikariim Cabdullaahi Urur
41. Cali Mahdi
42. C/noor Maxamed Aadan
43. Cabdixakiin Faarax Cali
44. Maxamed Cali Xade
45. Maxamed Cabdi Barre
46. Cali Ciise Barre
47. Axmed Cabdulqaadir Cadceed
48. Hanad Deeq
49. Ayaanle Cabdisalaan Axmed
50. Cabdixakiin Axmed Guuleed
51. Cabdirashiid Maxamed Daahir
52. Sh Axmed Dareeye
53. Sh Maxamud Warsame
54. Sh Cabdiraxmaan Maxamud Warsame
55. Burhaan Maxamed Daahir
56. Cabdullaahi Cabdulqaadir Cadceed
57. Ayax Daahir Xaaji Cali Baalle
58. Cabdirashiid Daahir Xaaji Baaalle
59. Iyo Dadkale oo Farabadan oo aanaan hadda halkaan ku soo koobayn oo rag iyo Dumarba leh.
Waxaa soo gudbiyey bayaankaan Xuseen Cabdi Ciise
Hussein_abdi@hotmail.com

