GO'AAN KASOO BAXAY BEESHA CALI MAXAED (CALI DHEERE)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

GO'AAN KASOO BAXAY BEESHA CALI MAXAED (CALI DHEERE)

Post by Alta Vista [Bot2] »

Ku: Ciddii ay quseyso Rugtooda

B/XAAWO: 10/10/2007

Kaddib markii ay shir yeelatay beesha Cali Maxamed ee Mareexaan (Cali dheere) shirkaas oo socday 29-30 kii Sebtember, 2007 waxay go'aan satay qodobodaan hoos ku qoran:

Qodabka 1

In beeshu ay qaadato magaca GARAAD, caleemasaarkiisa iyo abaabulkiisa wuxuu dhici doonaa insha allahu 3-6 bilood ka dib sidaas oo loo gartay in caleemasaarkaas ay ka soo qayb galaan beelaha soomaaliyeed ama beesha mareexaan in ta ka horeesana abaabulkeeda la sii diyaariyo.

Qodabka 2

Waxaa la magacaabay 3 gudi oo ka shaqayn doona horumarinta beesha iyo isku dubiridida oo kala ah.

1- Gudiga madax dhaqameedyada

2- Gudiga istiraatijiyada iyo qorshaynta

3- Gudiga difaaca nabad galyada iyo abaabulka


Gudiga madax dhaqameedyada


1- Sheikh Maxamed Axmed Maxamed xadle Odayga guud ee beesha

2- Macalin Cabdi Colaad Nabadoon

3- Idiris Cabdi Aadan Nabadoon

4- Cabdi Gureey Xareed Nabadoon

5- C/raxman Maadeey Maxamud Nabadoon

6- C/laahi Xuseen Maxamed Nabadoon

7- Xuseen Umal Inshaar Nabadoon

8- Xasan Xaashi Kuluc Nabadoon

9- Shide Ibraahin Cali Nabadoon

10- Barre Xasan Khayr Nabadoon

11- Cismaan Cabdi Salaan Nabadoon

12- Maxamed Siciid (Wakiil Cusman gabanow) Nabadoon

13- C/raxmaan macalin Ismaaciil Nabadoon

14- Macalin C/laahi Nuur Nabadoon

15- Axmed Faarax Cali Dhuko(Wakiil A-Hufod) Nabadoon

16- Siyaad Nuur Hilowle Nabadoon

17- Maxamuud Xuseen Dalab Nabadoon

18- Bishaar Axmed Diini Nabadoon


Gudiga istaraatijiyadda iyo qorshaynta

1- Abdullahi Xaaji Xasan ( bushkin) Gudoomiye

2- Yuusuf Axmed Maxamed Ku xigeen

3- Maxamed Axmed Aadan (asteeye) Xog`hayn

4- Sh.maxamed Gurxan Xirow Xubin

5- Cabdi Xuseen Xasan Xubin

6- Cismaaneey Cabdi Xareed Xubin

7- Sh.Xasan Qaaje Xubin

8- Xuseen Koosaar Xubin

9- Cabdi Gurxan Xuseen (Cabdi Madobe) Xubin

10- Xasan Sumac Fanax Xubin

11- Maxamed Ismaaciil ( Isbatore) Xubin

12- Cabdullahi Ibraahin Kiitow Xubin

13- Sh.Axmed Sh. Cumar (Ilka digir) Xubin

14- Barre Cabdille Guudow Xubin

15- Xasan Ismaaciil Guudcad ( Xasan Galayr) Xubin

16- xasan Cabdiqadir Xubin

17- Kaahin Abdi Cali Xubin

18- Cabdi Maxamed Qatar Xubin

19- Cadaawe Shalaqbeen Sh.Cali Xubin

20- Xuseen Macalin Xasan Xubin

21- Cusmaan xaashi xuseen ( cismaan jeego) Xubin

22- Axmed maxamed Huris Xubin

23- Sh.Axmed Tahliil Khalaf Xubin

24- Maxamed Axmed Yuusuf Xubin

25- Maxamuud Macalin Xubin

26- Cabdi wali Gamaacuuro Xubin

27- Carays Nadiif Cilmi Xubin

28- Cabdi Maadeey Xubin

29- Macalin Garaad M. Cabdi Xubin

30- Afey Gurxan Cabdi Shaanbur Xubin

31- Abdi kariin Macalin Abdi raxmaan Xubin

32- Macalin Axmed Aadan Xubin

33- Maxamed Ibraahin Ilbir Xubin

34- Axmed Sh.Yusuf Xubin

35- Sh.Axmed Xuseen Xubin

36- Shaale Daahir Xubin

37- Baashi Xasan Wabar Xubin

38- Xuseen Macalin Axmed Xubin

39- Maxamed Ibraahim Faarax(Sokore) Xubin



Gudiga Difaaca Nabad galyada iyo Abaabulka

1- Cismaan Maadeey Maxamuud Gudoomiye

2- Muuse Qaasim Xareed ( Muuse Gaaljacelow) Ku xigeen

3- Cabdi Raxmaan Maxamed Xuseen Xubin

4- Maxamuud Xayd Cismaan Xubin

5- Aadan Gurxan Xaashi Xubin

6- Maxamed Ibraahin Cabdi ( Gardheere) Xubin

7- Kaliil Diiriye Warfaa Xubin

8- Cabdullaahi Cumar Cali ( Waaya Arag) Xubin

9- Ibraahin C/laahi Faarax ( Fanax) Xubin

10- Xasan Maxamed Diiriye ( Godane) Xubin

11- Maxamed Cali Cabdi ( Galti) Xubin

12- Qaliif Xasan Wabar Xubin


Qodabka 3

Gudiyadaan qaab dhismeedkooda waxaa lagu saleeyay habka beesha ay u qaybsato Magta ama se u bixiso si jifo hoosaad ah.

Qodobka 4

Shirka beesha waxaa si qoto dheer looga baaraan dagay in la daraaseeyo xaalada murugsan ee soomaliya meesha ay marayso waqtigan si taxadar ah na loola socdo, hadba wixii soo siyaadaa, isla markaasna lala socdaa .


Qodabka 5

Beeshu waxay go`aan satay in dowladaha aan Xaduudyada la leenahay sida Dowlada Kenya iyo Dowlada Ethiopia si xiriir wanaag san iyo nabad galyo ah loola dhaqmaa, sidoo kale beelaha soomaaliyeed oo dhan si darisnimo wanaagsan iyo isxushmayn leh loola dhaqmaa .


Qodabka 6

Beeshu waxay go`aan satay in 3 ama 6 dii bilood ba hal mar shirguud ay ku kulmaan gudiyadaan si loo daraaseeyo wixii la soo qabtay hadii se wax deg deg ah yimaadaan odayga guud ee beesha wuxuu iclaamin karaa shir guud oo deg deg ah oo aan mudo lahayn.


QODOBKA 7

Waxaa la gudoonsaday in uu gudi kastaa hawlihiisa uu umadax banaanyahay shaqadiisana sitoos ah ugutaa si uu uga mira dhaliyo.

SAXIIXA


Odayga guud ee beesha Cali Maxamed (Cali Dheere) Sh.Maxamed Axmed Cigaal ( Xaadle)
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: GO'AAN KASOO BAXAY BEESHA CALI MAXAED (CALI DHEERE)

Post by BABYGIRL123 »

congratulations.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”