Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Ilaa iyo dabayaaqadii bilihii aynu soo dhaafnay waxaa dhinaca bari ee Magaalada Berbera ka socday dhoofinta xoolaha Somaliland ah, taas oo ay wadeen sida la sheegay ganacsato is abaabulay oo Reer Somaliland ahi kuwaas oo la sheegay in ay hore codsi ugu gudbiyeen codsigaas oo sheegayey in ay xoolaha Somaliland u dhoofinayaan dhinaca Baxrayn oo ay xidhiidh cusub la soo galeen, halka uu jirey xidhiidh hore oo ganacsade Aljaabiri aya isagana Xukuumada la gashay heshiis, codsigaas hore ee ganacsatada oo sida la sheegay Xukuumada ku gacan saydhay, ka dibna ganacsatadu waxay xoolahooda u adeegsadeen in ay ka dhoofiyaan deked yar oo dabiici ah oo 60KM dhinaca ka xigta Magaalada Berbera dhoofinta xoolahaasi oo nooc walba leh ayaa la sheegayaa in todobaadadii ugu danbeeyey si xoog leh uga dhoofayaan Ceel Garde warar aanu ka helnay ilo ku dhow dhowdhow Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa waxay sheegayaan laash uu ciidanka Mariniinisku leeyahay uu xalay u boqoolay dhinaca Ceel Garde, isla mar ahaantaana ay is haleeleen doon faaruq ah oo ku socota deakkada yare e dabiiciga eh ee Ceel Garde, iyadoo u socotay inay xoolo ka qaado halkaas doontaas oo ay ilaalada xeebuhu soo qabteen, iyagoo u soo jeeda dhinaca dekedda Berbera ayaa masaafad aan aad uga dheerayn haddana ay isku haleeleen ciidan beeleed la sheegay inay ilaaliyaan hantida ganacsatadaas oo iyagu halkaas deegaan ahaan degan, Ciidan beeleedkaasi iyo kooxdii laashka wadatay ayaa sida warku sheegayo ayaa laysu adeegsaday rasaas, Ciidan beeleedkaasi waxay ciidanka xeebaha dib uga furteen doontaas isla mar ahaantaana laashku wuxuu la soo firxaday naakhuudihii doonta oo ay markii horeba ciidanka ilaaladu xeebuhu soo saareen laashka, laashka ayaa soo gaadhay dekeda Berbera isla markaana ku soo xidhay Xerada Ciidanka ilaalada Somaliland, oo iyadu waxyar u jirta dekeda Magaalada Berbera, naakhuudiina laga soo rogay oo uu imika ku xidhan yahay xeradaasi dhinaca kale Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland ayaa isugu subaxnimadii hore ee doraad u baqoolay dhinaca Ceel Gard, isagoo oo la sheegay in uu u socday sidii u furdaamin lahaa khilaafka xoogan ee dhex yaala ganacsatada iyo xukuumada ilaa abaaro 2:00 Duhurnimo ee shalay ayaa ciidamo boolis ah iyo ciidanka mariiniska xeebaha iyagu u kicitimay dhinaca dekeda Ceel garde, isla mar ahaantaana Wasiirku halkaas ku sugan yahay Ciidamaduna ka dul degeen ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyey in Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Talaabadan u arkay mid khaldan waxaanu isku dayey in uu ciidankaas ku soo celiyo Berbera, waxaana isla shalay Wasiirku ku soo noqday Magaalada Berbera si uu arintan ugala xaajooda Madaxda Gobalka Saaxil
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by Luq_Ganane »

Ma waxaad soo qortay miyaad noo keentay iminka. Surprised Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Ive never wrote this...

http://www.golisnews.com/view_right.php?articleid=4084

Dagaal ba ka soo socda Easten Berbera very very soon Cool
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by Luq_Ganane »

Berbera waa meeshi ee Marehanki Mudug ka dhofiyaan xoolahooda. Rabshoda daaya nimanyaho. Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Luq_Ganane"]Berbera waa meeshi ee Marehanki Mudug ka dhofiyaan xoolahooda. Rabshoda daaya nimanyaho. Laughing[/quote]

All the southerners have stopped using Berbera, not only reer koonfured even some Isaaqs, thats why we use the smaller ports such as; Ceelgarde, Xiis, Karin, Mayd, LasQorey.... Xoolahiina waxa loo Soo Wareejinaya Dekeda Ceelgarde) Cool
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by Luq_Ganane »

Howcome Berbera isn't used anymore?
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by SummerRain »

LiQ can write some excellent somali. Shocked So envious. Sad
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Luq_Ganane"]Howcome Berbera isn't used anymore?[/quote]

Cashuurta iya aad uu qaali ah, and i dont think Dad Xoolo Dhaqata ahi can afford to use it..
User avatar
Libah86
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3544
Joined: Mon Feb 14, 2005 8:18 am
Location: in DE WILD PLAINS OF AFRICA WHERE DE LIONS ROAM FREE

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by Libah86 »

Liq maalin dow ban ka furiyaa Dekad cusuub Chankhor
bila cashuur afcourse
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Libah where?
User avatar
Libah86
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3544
Joined: Mon Feb 14, 2005 8:18 am
Location: in DE WILD PLAINS OF AFRICA WHERE DE LIONS ROAM FREE

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by Libah86 »

google it
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

do you mean Ancor something? i know where it is.. is it ree dood town? im sure reer doods lives around that area..
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by Luq_Ganane »

Cashuurta iya aad uu qaali ah, and i dont think Dad Xoolo Dhaqata ahi can afford to use it..[/quote]

Xaasidin. Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dekada Yare Ceelgarde Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Post by The_Emperior5 »

the saudis want to use the port very soon waxay doonayaan ilay kiiraystaan

thats what i have heard

the wannne compete with sheik zayid and his gang that use now jabuuti port

so the saudi prince want to pimp berbera port even thouhg its in verry good shape


acording saxafada somaliland
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”