


Ethiopianka oo Gawaaridii dagaal kala wareegay ilaaladii qaaska aheyd ee Madaxweyne C/laahi Yuuusuf iyo Ra'isal Wasaare Geedi.
Warar goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Baydhab aya sheegay in Gawaaridii dagaal lagala wareegay ilaaladii qaaska aheyd ee Madaxweyne C/laahi Yuuusuf iyo Ra'isal Wasaare Geedi.
Ilo wared lagu kalsoonaan karaa ayaa sheegay in ay Saraakiisha Ethopia dalbeen in la keenaa Hubka ay labada dhinac haystaan si aan loogu dagaalamin Gudaha Magaalada Baydhaba.
Shalay ilaa xalay ayaa waxaa Magaalada ku qulqulayey Ciidamo fara badan oo ay isku hayb yihiin Ra'isal Wasaaraha kuwaa oo qalqal ka abuuray Gudaha Magaalada .