Page 1 of 1

C-Yusuf & Gedi`s Militia Disarmed in Beydhaba

Posted: Thu Oct 11, 2007 12:41 pm
by COSTA
Now they cant fight Laughing Laughing Laughing

Ethiopianka oo Gawaaridii dagaal kala wareegay ilaaladii qaaska aheyd ee Madaxweyne C/laahi Yuuusuf iyo Ra'isal Wasaare Geedi.

Warar goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Baydhab aya sheegay in Gawaaridii dagaal lagala wareegay ilaaladii qaaska aheyd ee Madaxweyne C/laahi Yuuusuf iyo Ra'isal Wasaare Geedi.

Ilo wared lagu kalsoonaan karaa ayaa sheegay in ay Saraakiisha Ethopia dalbeen in la keenaa Hubka ay labada dhinac haystaan si aan loogu dagaalamin Gudaha Magaalada Baydhaba.

Shalay ilaa xalay ayaa waxaa Magaalada ku qulqulayey Ciidamo fara badan oo ay isku hayb yihiin Ra'isal Wasaaraha kuwaa oo qalqal ka abuuray Gudaha Magaalada .

Re: C-Yusuf & Gedi`s Militia Disarmed in Beydhaba

Posted: Thu Oct 11, 2007 12:45 pm
by The_Emperior5
askarii daroodka eeh puntiland laga keenay waxba diiifaacii kary wayeen

qurjile bay uu badnyayeen iyakuna lascanood bay ka nijad jabbayn markaa waxba diifaacii mayaan

Re: C-Yusuf & Gedi`s Militia Disarmed in Beydhaba

Posted: Thu Oct 11, 2007 12:47 pm
by AbdiWahab252
Good news,

The Alliance of AntiXabash Somalis grows stronger Cool

Re: C-Yusuf & Gedi`s Militia Disarmed in Beydhaba

Posted: Thu Oct 11, 2007 12:50 pm
by The_Emperior5
[quote="AbdiWahab252"]Good news,

The Alliance of AntiXabash Somalis grows stronger Cool[/quote]


war hee dhe kuwiinan hawiye xabshidia baad ku musquul tihin nimanka keenay eeh uu basssaya
kow kaga siiiye likes cabdilhay yusuf iyo geedii iyo mamuulka puntiland eeh hooyada tfga

kuwa markaad ka dhex baxdayd there is no reason for Ethiopian troops indside somalia


mafahantay niman somali ayaa la socda xabashiida kuwa ka dhex bax

Re: C-Yusuf & Gedi`s Militia Disarmed in Beydhaba

Posted: Thu Oct 11, 2007 12:56 pm
by James Dahl
I think this is where Ethiopia decides this whole puppet government thing isn't working out, and annexes Somalia into Zone 5

Re: C-Yusuf & Gedi`s Militia Disarmed in Beydhaba

Posted: Thu Oct 11, 2007 1:00 pm
by Somalistan
masaakiin. how low can this be.

Melez:

'sorry ladies, am afraid you'll hurt yourself with these toys, hand them over to me now until you show me that you can handle them with care'. Very Happy