Page 1 of 1
Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 2:33 pm
by Mystic_Angel
Ciid wanagsan eedo adiga iyo reerkoo dhan..

Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 2:34 pm
by Ina Baxar
Ilaahow miyirka ha inaga qaadin. Bal maxay inaga tusaysa in Xoogsade reekisa is yaqaanan, mise maxa inaga galay? Private message ka miyaanan la barin bahashan ?
Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 2:38 pm
by Mystic_Angel
maseeraa kuhayaa eh?

war nagatag dhimo...mind ur buinis kid..

Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 2:38 pm
by xoogSADE14
Ina Baxar
Abtoow yuusan naasku ku qabane orodoo meel naga fadhiiso.
Eedo Macaan
Aad baad ugu mahadsantahay taasi, hadaad xalay taajidkii tukatayna laylatul qadr Allaha kaaga dhigo.
Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 2:41 pm
by Mystic_Angel
eedo macan, muxu kayaqaan naas khasaaradan kuwaashay darood iyo shirshoore's brave men, maseerbaa dilay.

.. ameen eedo, i actually missed last night's tahajat...alaha aqbalo ducadaada
Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 4:22 pm
by xoogSADE14
waan gartay Eedo, inaan xagiina soo gaaraan laga yaabaaye sabta iida hala'igu talo galo.
Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 4:25 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Xoogsade,
Adeer, Arimaha Kismaayo wax ka sheeg??
Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 4:27 pm
by xoogSADE14
Sadaam
Adeer Kismayo dhib saasoo badan kama jiree dad gaaraa ubaahan in ticket one way ah loo jaro.
Re: Xoogsade soo gal...
Posted: Thu Oct 11, 2007 4:28 pm
by Sadaam_Mariixmaan
haye marka Adeerow
