Culumo’udiinka kismayo oo canbaareeyey dilalka iyo qaraxyada kismayo ka dhacay .
Kismayo 12 Jimca 2007 Octaber Waagacusub.com
Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah culumaa’udiinka kismayo ayaa lagu canbaareeyey dilalka maalmihii la soo dhaafey ka dhacayey magaalada kismayo oo kii ugu danbeeyey lagu qaarijiyay Sheekh Cabdi raxmaan Mire.
Afhayeen u hadlay culumaa’udiinka Sh Mustaf Cali Caanood ayaa sheegey in ay gabi ahaanba canbareenayaan falalkaasi dilalka ah ee lagula kaco wadaadada iyo ganacsatada reer kismayo iyo waliba qaraxyada miino oo dhulka loogu aasayo baabuurta ay leeyihiin masuuliyiinta dowlada iyo odayaasha kismayo
Mar Waagacusub uu waydiiyey Sh Mustafa afhayeenka culumaa’uwdiinka bal inuu ka waramo waxyabaha ka jiro wararka sheegayo in culumo owdiinka qaar kood ay lug ku leeyihiin waxyaabaha kismayo ka dhacayo,waxaa uu kaga jawaabay!!”Waxaasi waa haduuf baan oron karaa waa barabagaando waa ashcaatul kaadiba, waa wax la been abuurtey ee sumcada culumadana wax loogu dhimayo marka warkaasi waa war been abuur ah ,war aan sal iyo raad toona laheen weeye ee culumadana qarabul jihad wax la yiraahdo way yaqaanaan dee qarabul jihad waxaa ka mid ah in micnaha meelaha amniga ka jiro oon islaamka iyo dacwada islaamka cidina hortaagneen in aan waxbo la gaarsiin marka waxaan filayaa taas in ay tahey bara bogaando la aburey si wax loogu dhimo dacwada islaamka iyo culumadaba “
Culumaa’udiinka ayaa ka codsadey maamulka gobolka kan dagmada qeybaha kismayo jooga in amaanka kismayo ay sugaan si loo xakameeyo falalka dilalka kismayo ka bilowdey ee faraha ka sii baxaya.
Dhinaca kale Waxaa xalay magaalada kismayo ka baxey Maareeyaha guud ee garoonka kismayo iyo saraakiil la socotey oo la sheegey in ay u safreen magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay .
Culumo’udiinka kismayo oo canbaareeyey dilalka iyo qaraxyad
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 225 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 149 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 230 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 992 Views
-
Last post by Maandhow
-
- 1 Replies
- 458 Views
-
Last post by abuu_dujaana
-
- 1 Replies
- 215 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 399 Views
-
Last post by Tuushi
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 308 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by Hiiraan boy