Dagaal xilligan ka soconaya Aaga Ex. Warshadii Baasatada & Xeyla Bariise
War goor dhoweyto na soo gaaray ayaa sheegaya in rasaas culus & madaafiic la isku weydaarsanayo waddada Warshadaha, gaar ahaan aaga Ex. Warshadii Baastada & Xeyla bariise, iyadoo dagaalkuna uu yahay mid u dhexeeya kooxaha muqaawimada & ciidamada dowladda & kuwa Itoobiya, waxeyna warar ku dhow dhow zoonka uu dagaalku ka soconayo ay sheegayaan in kooxaha kacdoonka ka wada magaalada in ay weerareen farriisimooyinka ciidamada dowladda & kuwa Itoobiya ay ku leeyihiin aagaasi.
Dhawaqa rasaasta waaweyn ayaa laga maqlayaa xaafadaha ku teedsan Jidka Warshadaha, lama oga qasaaraha labada dhinac ka soo gaaray weerarka caawo, maadaama lagu jiro xilli habeen ah, waxaana dagaalada habeenkii dhexmara labada dhinac inta badan ay dhibaato ka soo gaartaa dadka rayidka ah oo ay xabbadadaha ay is weydaarsanayaan labada dhinac ay ugu tagaan guryahooda, tiiyoo aysan banaanka ula bixi karin dhaawacooda maadaama ciidamada Itoobiya & kuwa dowladda ay rasaas ku furaan baabuurta habeenkii socda.
Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar
dayniilecom@hotmail.com
Dagaal xilligan ka soconaya Aaga Ex. Warshadii Baasatada & X
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 595 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 10 Replies
- 1122 Views
-
Last post by Ron
-
- 0 Replies
- 365 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 946 Views
-
Last post by malakumod
-
- 20 Replies
- 1225 Views
-
Last post by Mad_Dog206
-
- 5 Replies
- 408 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 3 Replies
- 850 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 14 Replies
- 432 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 588 Views
-
Last post by xaseey
-
- 6 Replies
- 335 Views
-
Last post by ciyaal_warta