Page 1 of 1
ALLAHA U NAXARIISTO
Posted: Fri Oct 12, 2007 6:17 pm
by www.somalidoc.com
Xiriirka caafimaadka somaliyeed wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa marxuumka Dr. C/laahi Cali Xalane Cigaal oo khamiistii koox dabley ahi ku dishay magaalada muqdisho.
Ehelkiisa iyo qaraabadiisane sabar iyo iimaan allaha ka siiyo, isagane janadiisa allaha ka waraabiyo.
amin
www.somalidoc.com
Re: ALLAHA U NAXARIISTO
Posted: Fri Oct 12, 2007 7:49 pm
by Angelin@
Inaa lilaahi wa ina ilayhi raajicun

may He rest in peace..
.
.
..
.
Wa amaa bacda ... Waa qoloma?
Re: ALLAHA U NAXARIISTO
Posted: Fri Oct 12, 2007 8:05 pm
by Gamadid.
LOL@angelina, ducada amaa la noqotaa haddii laguu sheego qabiilkiisa? You are somali afterall and your prayer and care depends on how closely affliated you are to a certain somali dead, victimized or alive.
btw, you are cute little thing

An ku korsadee yaan kasoo doonaa abaayo?
Re: ALLAHA U NAXARIISTO
Posted: Sat Oct 13, 2007 10:32 am
by shidow1
May God rest his sole in peace......
Re: ALLAHA U NAXARIISTO
Posted: Sat Oct 13, 2007 10:59 am
by Naaima
[quote="Angelin@"] .
Wa amaa bacda ... Waa qoloma?[/quote]

, balaayo!
AUN marxuunka!