Salaad Cali Jeelle: " Xafladda C/laahi Yuusuf waa mid siyaasadeed"
Click here to find this article in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 14, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Wasiir K/xigeenka G/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia Salaad Cali jeelle ayaa ku tilmaamay xafladdii maanta loo sameeyay sanad guuradii 3aad ee ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Somalia howlo siyaasadeed oo aan lagu casuumin xubnaha ka soo horjeeda siyaasadda Madaxweyne Yuusuf.
Salaad Cali jeelle oo wareysi siiyay shabakadda warbaahinta Shabelle, isagoo ku sugan magaalada Baydhabo waxa uu ku tilmaamay xafladdaasi mid aan salka ku heyn danaha shacabka Somaliyeed isla markaana la fahmi karin halka ay wax u wadaan.
Wasiir K/xigeenka waxa uu sheegay in xubno uu isaga ka mid yahay ay maanta ka qeybgaleen xaflad qado ah oo uu u sameeyay xildhibaano iyo wasiiro Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah Cali geedi.
Dhinaca kale K.xigeenka labaad ee Baarlamanka Somalia Cismaan Cilmi Boqorre oo ka mid ah xubnihii ka qeybgaley xafaladda 3 guurada markii la doortay Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa waxa uu sheegay in xafladdaasi ay ku dhacday si wanaagsan isla markaana qudbado kala duwan ay ka jeediyeen Sheekh Aadan madoobe iyo madaxweynaha.
Waxa uu sheegay in C/laahi Yuusuf uu halkaasi ka jeediyay qudbad ku aadan waxqabadkiisa labada sano ee soo socota.
Click here to find this article in English
Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka
Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
Email Us: news@shabelle.net
Salaad Cali Jeelle: " Xafladda C/laahi Yuusuf waa mid siyaas
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 938 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 10 Replies
- 886 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 18 Replies
- 1988 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 21 Replies
- 7230 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 4 Replies
- 1742 Views
-
Last post by Fale
-
- 4 Replies
- 9072 Views
-
Last post by nasringurl
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 627 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier