Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by DawladSade »

War deg deg : Dagaalo qaraar oo ka socda Duleedka Waqooyi ee magaalada Laascaanood.
15. oktober 2007

Laascaanood(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada laascaanood ayaa sheegaya in ay halkaasi ka bilowdeen Saaka dagaalo qaraar oo udhaxeeya ciidamada dowlad gobaleedka Soomaaliyeed iyo Maleeshiyaadka Somaliland.

Dagaalkan sida wararku sheegayaan waxaa soo qaadey ciidamada Maamulka la baxay Somaliland ayadoo ayna bilowdeen abaare 5:00 Oroornimo xili ay ciidamadu soo kaceen oo doonayeen in ay goobaha Jiidaha lasoo kala warqaato.

Mid ka mid ah Masuuliyiinta Puntland ee Jooga jiidaha hore ee dagaalka oo lugu magacaabo Burhaan Maxamed Cabdi ayaa AllPuntland uxaqiijiyey jiritaanka dagaaladan ,isagoo sheegay in ay soo qaadeen weerarka Somaliland.

Burhaan wuxuu sheegay in ciidankoodu difaac xoogan muujiyeen isla markaana ay iska difaacayaan gardarada qaawan ee Maamulka Daahir Riyaale Kaahin ,isagoo sheegay in ay gaareen guulo.

Dagaalada ayaa wali socda ,mana jiraan Khasaare lahayo ilaa hada inkastoo ay jiraan khasaarooyin labada dhinac kala gaarey.

Afhayeenka gudiga Xaalada deg deg ah ee jooga Laascaanood Burhaan Maxamed Cabdi wuxuu sheegay in ay guulo gaareen ,isagoo shaaca ka qaadey in dagaalka ciidamadoodu ku gacansareeyaan.

Akhristayaal Daqiiqad daqiiqad Faahfaahinta dagaaladan kala soco www.AllPuntland.com

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by BABYGIRL123 »

my bad let the war start.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by ciyaal_warta »

dammn ma fren jus went to lasanood to spent eid in his home town may allah save him :shock:
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by BABYGIRL123 »

Good for your friend it was probabaly and excuse to join the jihaad.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by DawladSade »

BG, oh I am not talking about Dhullo on Dhullo crime...I think this IS the war against Somalidiid aka Iddoorland.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by ciyaal_warta »

[quote="BABYGIRL123"]Good for your friend it was probabaly and excuse to join the jihaad.[/quote]

loool @ jihaad there is no jihaad dhulos on dhulos fight its brother killing brother and as prophet (pbh) said" if two muslims fight the killer and the one killed will go to hell" these days everythin is jihaad..jihaad is when fightin against non believer :lol: :lol: :lol:
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by Samatr »

Somaliland is standing on thin ice.
East Burco will be a very unsettled place very soon..... and you guys are talking about Somaliland attacking Laascaanood.

Dawladsade and Babygirl123

Do you guys realize how silly you guys sound, you make Somaliland seem like such a strong entity, Ciidagale militia set up an isbaaro at the main airport in Hargeisa at one point and nobody could do shit until clan elders talked sense into them. Just the other day some fed up Muuse Carre men stormed into a police station in Burco resulting in the deaths of one of the attackers and one policeman, this is just the beginning too....
When Somaliland is united, it poses a threat but for now please stop posting baseless propaganda. The last little scuffle that happened was inter Dhulbahante battle, but bothe Somaliland/Puntland websites did not mention that once, I would not be surprised if this is the case too. :lol:
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by Fale »

I finally realized Northern fights are definately LIghtweights comparing to Dirty South heavyweights .

Waxaad maqleysaa hubabka noocyadiisa kala duwan baa la isla dhacay..kadib labadana dhinacna hal nin baa ku dhawaacmay markuu kufay isagoo ku qoslaaya saxiibkis.. What kind of fight is that ?
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by Samatr »

It is called value of life saaxiib, no offense.
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by Cilmiile »

Waa tay garnaylkaan ku dhicin gar-alle diideene
Gilgillaastey beladaan in badan gaadhka ka ahaaye
Muslin inaan gumaadiyo Jihaad la i geyeysiiye

Ilaa Dhiiga Doofaarka(Somaliland) iyo Dirxiga (qolyo aan ogahay) Doofaarka ku dhex jira ... Ilaa dhiigooda mujaahidiintu ku cillaamato hurdo ledi maayo.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by Samatr »

Cilmiile
You can't have it both ways, supporting Ethio troops and then saying your a mujaahid fighting Somaliland troops. Choose one or the other. :lol:
caatto
Posts: 6
Joined: Fri Oct 12, 2007 10:01 pm
Location: Dhulshisheeye

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by caatto »

Another sad news from the land of Somalis! I wonder when Somalis will come to unite, and understand each other? It could be tomorrow though, in spite of all those countless problems.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by The_Emperior5 »

[quote="DawladSade"]War deg deg : Dagaalo qaraar oo ka socda Duleedka Waqooyi ee magaalada Laascaanood.
15. oktober 2007

Laascaanood(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada laascaanood ayaa sheegaya in ay halkaasi ka bilowdeen Saaka dagaalo qaraar oo udhaxeeya ciidamada dowlad gobaleedka Soomaaliyeed iyo Maleeshiyaadka Somaliland.

Dagaalkan sida wararku sheegayaan waxaa soo qaadey ciidamada Maamulka la baxay Somaliland ayadoo ayna bilowdeen abaare 5:00 Oroornimo xili ay ciidamadu soo kaceen oo doonayeen in ay goobaha Jiidaha lasoo kala warqaato.

Mid ka mid ah Masuuliyiinta Puntland ee Jooga jiidaha hore ee dagaalka oo lugu magacaabo Burhaan Maxamed Cabdi ayaa AllPuntland uxaqiijiyey jiritaanka dagaaladan ,isagoo sheegay in ay soo qaadeen weerarka Somaliland.

Burhaan wuxuu sheegay in ciidankoodu difaac xoogan muujiyeen isla markaana ay iska difaacayaan gardarada qaawan ee Maamulka Daahir Riyaale Kaahin ,isagoo sheegay in ay gaareen guulo.

Dagaalada ayaa wali socda ,mana jiraan Khasaare lahayo ilaa hada inkastoo ay jiraan khasaarooyin labada dhinac kala gaarey.

Afhayeenka gudiga Xaalada deg deg ah ee jooga Laascaanood Burhaan Maxamed Cabdi wuxuu sheegay in ay guulo gaareen ,isagoo shaaca ka qaadey in dagaalka ciidamadoodu ku gacansareeyaan.

Akhristayaal Daqiiqad daqiiqad Faahfaahinta dagaaladan kala soco http://www.AllPuntland.com

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland[/quote]


ma bilaabmatay

somalilanddiidwhat land

war mu washay
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by The_Emperior5 »

[quote="Samatr"]Cilmiile
You can't have it both ways, supporting Ethio troops and then saying your a mujaahid fighting Somaliland troops. Choose one or the other. :lol:[/quote]


inadeer nimankanii way dawakhsanyihin hala yaabiin
User avatar
KUN-DILE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 894
Joined: Wed Sep 25, 2002 7:00 pm

Re: Fighting again between Dhullo Wadanis vs. SomalidiidLand.

Post by KUN-DILE »

Candhoole

Alayle Isaaqba Mulkiyey Maaxdii laascaanood 8)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”