BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by The_Emperior5 »

Wararkii danbeeyey ee Laascaanood 10-subaxnimo ee Laascaanood,hada
Warkii 15-Oct-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk.
Ciidamada Puntland ayaa gebi ahaanba dib uga gurtay magaalada Laascaanood,waxayna u baxeen dhinaca magaalada Garoowe,waxaana ay magaaladu qarka u saaran tahay inay la wareegaan ciidamada Somaliland oo hada gudaha u soo galay magaalada.


Gebi ahaanba isgaadhsiinta magaalada ayaa la gooyey,iyadoo ayan suurto gal ahayn in la isla xidhiidho.



La soco saacada danbe hadii ilaahay idmo.

Afnugaal News,Laascaanood.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by The_Emperior5 »

Dagaal Markale saaka ka bilawday Gudaha magaalada laascnood iyo maleeshiyadii majeerteenka oo laga eryaday halkaasi

--------------------------------------------------------------------------------



(Wardegdega)
hadhwanaag 2007-10-15 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Magaalada laascaanood ayaa saaka waxa gabi ahaanab la wareegay ciidamada Jamhuuriyada Somaliland ka dib markiii saaka abaaro 6: 00 am ay gudaha ugaleen halkaasi ciidamada qaranka somaliland.

Dagaal dhexmaray ciidamada qaranka somaliland iyo kuwa maamulka majeerteenka ayaa halkasi iska carareen maleehiyadii halkaasi horu ujoogtay



Dagaalkan Saaka ka bilawday laascaanood waxa uu ka danbeeyay ka dib markii ay weerar ku soo qaadeen maleeshiyada majeerteeniya fadhiisanka kowaaad ee afka hore ee laga galo laascaanood ciidankii halkaasi ku sugnaa .

Maleeshiyadkii weerarka soo qaaday waxay ciidanka qaranku ka dhigeen wax la qabqabtay iyo wax la laayay. Ka dibna ay ciidamku gudaha ugaleen magaalada

Ilo xog ogaal oo ku sugan Magaalada laascaanod ayaa wariyaha Shabakada Hadhwanaag ee Bariga Somaliland C/salan ilkacase u xaqiijiyay in tirada dhimashadu aanay badnay inkastoo ay jiraan dhimasho iyo dhaawac hadana warar sugan oo xaqiijiya khasaaraha dhabtaa lama oga

Wararkii ugu danbeeyay ee magaaladaasi naga soo gaadhaana waxay sheegayaan in uu dagaalki u durkay dhinaca Bari ee magalada oo halkaasi la sii bacsanaayo maleehiyadi ka soo duushay Magaalada Garoowe.

Magaalada laascanood ayaa imika ay rasasti ka socotaa iyado aan dagaalku xoog badnay hadana wali isma taagin dagaalkaii saaka ka bilawday magaada

Waxii warar ee ka soo kordha dagaal kala soco shabakada Hadhwanaag

C/salan ilkacase
Hadhwanaag
Burco
ilkacase1@hotmail.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by The_Emperior5 »

and puntland even sayng

wala ga riixay meeshoodii

http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=48
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by The_Emperior5 »

Nice somalilanders for all
LAFO-LAFO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2215
Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
Contact:

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by LAFO-LAFO »

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by The_Emperior5 »

No one can harm dhulbahante no more


ciid cayiii kartana ma jirto

wa darawishta somaliland Very Happy
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by Ina Baxar »

Laughing < Emperior , gormaan anigu intaa idiin idhi?
In aan sahan ahay lagu soo daba xidho hadlakaaga { haddaadan berito dib uga laaban Laughing } maanta aad la timid golaha ka garo Cool
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by Somalistan »

imisa jeer ayaan Laas Anod qabsanay horta, waan qabsanuubaan haynaa eh?

Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by Ina Baxar »

Wax alle waxaad soo qabata iska yar ee iska eeg meesha , Bah dhulbahante , magacaasi meel ku gayn maayee , kuwii asalka aha baynu i dirnay arrintan Laughing
User avatar
muktaar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3964
Joined: Sat May 07, 2005 3:38 pm
Location: In East Timor getting my huge ceeb circumcised !!!!

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by muktaar »

ina baxar
motha fuka u aint dhul's so shut the fuk up
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by LiQaaye_TDH »

Is this true?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by Ina Baxar »

Dhinac ka qabso Liqaaye oo HJ-da na dhinac uga miis halkii guul aad ka aragto ba Laughing
Haddad af -hayeen isku sheegayso , you will have to learn how to OWN your allocated air time .
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by LiQaaye_TDH »

Warye show Reer Abtiyaasha Dhulki loo Xore, ileen Gumeysi Majeereten iyay ku jireene Laughing

Buuhoodel ila Lascanood Calanki somaliland iyay Ruxayaan Laughing
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by Somalistan »

[quote="Ina Baxar"]Wax alle waxaad soo qabata iska yar ee iska eeg meesha , Bah dhulbahante , magacaasi meel ku gayn maayee , kuwii asalka aha baynu i dirnay arrintan Laughing[/quote]

adeer unlike you dhuloz iskuma dhajiyo. Anigu nin Isaaq ah oo Isaaq dhalay ayaan ahay. Dhuloz hadii aduunku larogmanayo kii Very Happy ayuunbaan ahay sowmaad garan.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKINGNEWS SOMALILAND UU HADANA LA WAREEGAY LASCANOOD

Post by Ina Baxar »

Nin magaalo aad gali kari -wayday , howshii kusoo qabtay abtina ku ah , haddaadan afka ka dhowran midgaan midgaan dhalaad tahay oonaan marna ba la ag istaagin .
Isku dhejintu waa tanaad igu wado Laughing , iska eeg baan ku idhi !!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”