Desperate Times for Puntland: Accusing the Salaadiin.....

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Desperate Times for Puntland: Accusing the Salaadiin.....

Post by LiQaaye_TDH »

This is really Sad, the Dooro Nation is getting desperate Laughing Now they are saying Suldaan Maxamoud Guuled Mire is part of Altixaad Laughing Laughing

Burco(jidbaale.com):-Suldaan Maxmed Guuleed oo isagu xubin ka ah ururka alitixaad alislaami ee ku faafsan Soomaaliya ayaa sheegay in uu ku boorinayo maamulka Soomaalidiidka in la soo xidho waxa uu ugu yeeshay xadka Somalialnd.



Wuxuu Suldaankan xubinta ka ah ururka alitixada sheegay in uu doonayo in la soo xidho xuduuda iyada oo dhinaca nabad galyada loo maro, mar haddii shacabka dhulbahante iyo warsangali soomaaliland ka tirsan yihiin, wuxuuna canbaarayn madax uga tuuray Issimada Dhulbahante oo uu ku tilmamaay in ay garab siyeen dhinac.

suldaankan oo ka soo jeeda beesha Habarjeclo, Maxmed Abokor, Axmed faarax ayaa ah Suldaankii labaad ee ka tirsan beelaha isaaqa ee isu toos ah u tagaera mamaulka gardarada wad ee beelaha Isaaq, waxaa isaga ka horeeyey suldaankan Buurmadow, warkan oo lagu qoray shabakada ururka alitixaad ee beerdhigiga.

Suldaan Maxmuud Guuleed ayaa intii aan loo caleemasaarin Suldaannimada waxa uu ahaa Xubin firfircoon oo ka tirsan ururka al Itixaad Al-islaami, iyada oo uu wali ka yahay Xubin ururkaasi.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”