Culimaa'udiin of Xawadle and Abgal make tribal peace...
Posted: Tue Oct 16, 2007 4:27 am
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DALKA.
Culimaa'udiin kasoo jeeda beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo hishiis nabadeed kala dhex dhigay laba jufo oo ku abtirsada beelahaasi.
Sh/Dhexe,15,October-07 (Qaadisiya.com) Culimaa'udiin ku abtirsada beelaha Xawaadle iyo Abgaal ayaa kuguuleystay iney hishiis nabadeed kala dhex dhigaan laba jujo oo ku abtirsada beelahaasi oo in mudo ah kudagaalamayay tuulooyin kuyaal xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.
Culimaa'udiinkan oo isku xilqaamay sidii loo joojin lahaa dhiiga dadka walaalaha ah ee daadanaya ayaa ugu danbeyn kuguuleystay iney hishiis nabadeed dhex dhigaan samadoona katirsan odayaasha jufooyinka ku abtirsada beelaha Xawaadle iyo Abgaal.
Waxaa lagu wadaa kulan kale oo lagu xoojinayo hishiiskan nabadeed inuu kadhaco deegaanka Qardo ee gobolka Hiiraan si labada dhinac ay usii adkeeyaan nabada iyo wada noolaashaha kadhaxeeya labadaasi beelood oo ah ood wadaag.
Guushan ay soo hooyeen culimaa'udiinkan ayaa waxey tusaale u tahay beelaha kale iney wadadaasi maraan si looga gudbo colaada cadawga Tikreega iyo dabadhilifyadiisa hurinayaan nabadna iyo wada noolaashana loo wada qaato.
Intabadan colaad beeleedyada ka oogan dalka Soomaaliya waxaa hurinaya oo banziin ladaba taagan gumeesiga Tikreega iyo dabadhilifyada ushaqeeya oo dagaal kula jira midnimada shacabka Soomaaliyeed iyo horumarkiisa maxaa yeelay waxey lajecel yihiin in umada Soomaliyeed colaad kusii jirto si ay uga faa'iideystaan.
QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.
© 2006 www.Qaadisiya.com