XAABSADE'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

XAABSADE'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Post by Hiiraan boy »

Maxamed Ibraahim Xaabsade oo loo qorsheynayo inuu noqdo Madaxweynaha Gobolada Baay, Bakool iyo Gedo

Ilo ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayan in uu jiro qorshe Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya C/llaahi Yuusuf gadaal ka riixayo oo ah in Maxamed Ibraahim Xaabsade loo doorto Madaxweynaha Maamulka Federaalka 3 da Gobol ee kala ah Baay, Bakool iyo Gedo.

W. Gadiidka Dhulka iyo Cirka M'amed Ibrahim Xabsade

Sida ay sheegayan wararka laga helayo Baydhabo iyo Muqdisho oo Dowladda Federaalka ku sugan tahay, waxaa jira qorsho la damacsan yahay in waqti dhaw shaaca laga qaado, qorshahaas oo ah in Maamul qaab Goboleed ah loo dhiso Gobolada Baay, Bakool iyo Gedo oo deris ah, kuwaas oo noqon kara Dowlad goboleed.

Xaabsade oo hadda Saaxiib la ah Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa uu ka mid yahay Wasiirada culeyska saaraya in Mr Geeddi waa Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya uu Baarlamaanka weydiisto in codka Kalsoonada loo qaado Xukuumadda Federaalka.

Warkan oo Magaalada Muqdisho si weyn la isla dhex maraya ayaa waxaa wax ka wada Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamud Siyad Aadan oo ka soo jeeda Gobolka Gedo.

Qaar ka mid ah Wasiirada Beelaha Digil iyo Mirifle oo arrintaas wax ka weydiinay ayaa waxay inoo sheegeen inay si hoose ula socdaan qorshahaas Madaxweynaha wax ka wado ee lala damacsan yahay in Maxamed Ibraahim Xaabsade laga dhigo Madaxweynaha 3 da Gobol ee kala ah Baay, Bakool iyo Gedo.

Lama oga sida suurtagal u noqon doonto qorshahaas iyadoo la og yahay in Beesha Mareexaan ka hor imaan doonto qorshe kasta oo uu damacsan yahay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: XAABSADE'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Post by The_Emperior5 »

dhuloz gonne rule merexaans and digil iyo xururfle

allah ha sahlo i dont think xaabsade is intrested
though
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: XAABSADE'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Post by COSTA »

^^Idiot this Xaabsade is Leysaan DigilMirifle

but i dont think Mareexaan will except divison of Gedo and Jubba
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: XAABSADE'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Post by The_Emperior5 »

from yusuf
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: XAABSADE'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Post by DawladSade »

Somebody give me own website so I can write whatever enters my head Rolling Eyes
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: XAABSADE'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Post by Luq_Ganane »

President Xaabsade up

At least he has 'SADE' in his name right? Laughing Laughing Laughing Laughing
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: XAABSADE\'S GONNA BECOME PRESIDENT OF GEDO BAKOOL BAY

Post by Alluring »

Somebody give me own website so I can write whatever enters my head
-------------------------------------------------------------

LMAO!!!!!!!!!!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”