ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Hiiraan boy »

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo looga digay in uu sabab u noqdo burbur ku yimaada dowladda KMG ah

Shir balaaran ayaa maanta waxaa ku yeeshay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada C/Casiis Waxgaradka Beesha Waceysle, waxaana Kulankaas looga hadlay xaalada adage e manta dalku marayo.

Waxgaradkaas ayaa waxay wel wel ka muujiyeen khilaafka soo kala dhexgalay madaxda sare ee dowladda, waxeyna kulankaas ay ka soo saareen Beesha Waceysle qodobo Muhiim ah oo kala ah:

1. In si deg deg ah xal looga gaaro khilaafka soo kala dhexgalay madaxda sare ee Dowladda, si loo ilaaliyo bur bur ku yimaada dowladii mudada dheer ay qaadatay Unkideedu.

2. Waxaan Madaxweyne C/laahi Yuusuf uga digeynaa inuusan sabab u noqon bur bur ku yimaada Qaranka Soomaaliyeed.



3. Waxaan labada gole ka codasnaynaa inay ilaaliyaan sharciga, horseedna ay u noqdaan badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed.

4. Waxey Beesha Waceysle iyadoo maanka ku heysa qaabkii awood qeybsiga soo jeedinaysaa in la xurmeeyo qaabkaas isaga ah.

5. Waxaan ugu Baaqeynaa Beelweynta Hawiye inay ilaashadaan Midnimadooda una howlgalaan horumarinta goboladooda.

Kulankaan ayaa waxaa kale oo ka qeybgalay xubno magic ku leh Beesha Mudulood dhexdeeda, waxaan shirkaas ka qeybgalay xubno gaaraya in ka badan 300-ruux oo ka soo jeeda Beesha Waceysle.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Unclebin- »

Laughing Laughing Beesha Who? These guys are running around like a headless chicken..... How can Abdullahi yusuf be Qanuun Diid if he is following procedure? Geedi is a roasted chicken and Abgaal are loosing there power to another Hutu clan.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="Unclebin-"]

Laughing Laughing Beesha Who? These guys are running around like a headless chicken..... .

[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

I have to agree with Uncle Bin Tigrey on this one. Beesha who?
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by COSTA »

Weceylse Laughing

i dont know why mss hiiraan edited their name from the article
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Unclebin- »

Waceysle.... LOOOOOL It's like areport coming from duduble....representing Habar Gidir.... Nobody takes these fools seriously.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Koronto91 »

Laughing Laughing

This is why I don't follow Somali clan politics anymore. They are all a bunch of pom-poms waving, flip-floppers, today they are holding hands and declaring their love for each other, tommorow they will be pickering like shared concubines. down
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Unclebin- »

Koronto

Somali politics is sick..... Abdullahi Yusuf is planning on taking this dameer out and replacing him with his dameer cousin.... You will have a whole sub sub clan now fighting 'jihad' against the same people that they lead into Xamar Laughing Laughing
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Luq_Ganane »

Wacaysle are actually the richest, most educated Abgal.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: ABGAAL GIVES WARNING TO CAASHO YUSUF

Post by Unclebin- »

But they are also the most Langaabist Laughing In somalia numbers are important...... Diishiishle are amongst the richest Harti..........but you probably have never met one Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”