The Soldiers are unable to go anywhere
[quote]Ciidamada maamulka Somaliland ee ku sugnaa magaalada oo ah ciidamadii u dhashay deegaanka SSC oo soo galay gudaha magaalada kuna sugnaa Saldhiga dhexe ee magaalada Laacaanood iyo Bankiga ayaa waxa ay isku dayeen inay guraan dhagxaantii dadku ay dhigeen kalana eryaan taas oo usuuroobi wayday.[/quote]

