Caasimada Dalka Somaaliya
Muqdisho:- Dagaal aad u qaadhaadha ayaa Salaadii Maqrib ka gadaal ka qarxay Magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Somaaliya,Dagaalkaas oo sida la soo sheegayo ka qarxay Isgoyska hawl wadaag,waxana Dagaalkaasi uu u dhexeeyaa Kooxo ka soo horjeeda Dawalada Somaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ah.
Dagaalkaas oo saameeyay guud ahaan magaalada Muqdisho iyadoo layso adeeg sanayo Hubka Culus iyo kan Fud fududba, iyadoo markii hore dagaalkaas ay wada galeen kooxahaas ka soo horjeeda Dawlada iyo Ciidan ka tirsan Booliska DFS,ayaa hadana dagaalkii soo xoogaystay iyadoo ay Ciidamada DFS,ay u qayshadeen Ciidamo Dheerada oo ah Itoobiyaan.
In kastoo aan ilaa iyo haatan la soo sheegin wax khasaare ah, sababa la xidhiidha goobtaas dagaalku ka dhacay oo aan loo galin karin iyadoo ay aagaas oo dhan xidheen Ciidamo Hubasan oo ah kuwa DFS.
Arintaas ayaa ku soo aaday xili ay Sadex maal mood Bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdihso ka nasteen inay dhegahoodu maqlaan Duryan qaraxyada.
LaasqorayNet- Muqdisho
Mogadisho engulfed by another Major war today.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somali2003
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1729
- Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
- Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
- Contact:
Re: Mogadisho engulfed by another Major war today.
There is no way this fake government is going to work... All over Somalia is failing apart and this corrupt government is to weak to control anything..
- Somali2003
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1729
- Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
- Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
- Contact:
Re: Mogadisho engulfed by another Major war today.
I concur with you Alchemist
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Mogadisho engulfed by another Major war today.
Ilaahayne kuwaasi hau naxariisto, masiibo baa haysato
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 28 Replies
- 1652 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 25 Replies
- 2063 Views
-
Last post by ***MUNA***
-
- 1 Replies
- 796 Views
-
Last post by Basra-
-
- 49 Replies
- 5602 Views
-
Last post by Kaafiye
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 33 Replies
- 7042 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 22 Replies
- 4092 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 19 Replies
- 22072 Views
-
Last post by CaliQase
-
- 13 Replies
- 3100 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 1102 Views
-
Last post by adanboy