Woman gets beheaded by her neighbor in Beledweyne..
Posted: Wed Oct 17, 2007 5:47 pm
Last Updated Tue, Oct. 16 2007,19:30 Pm-Mogadishu Somalia
Qof haweeneey ah oo baangad qoorta looga jaray magaalada B/weyne
B/weyne 16, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Hal qof ayaa ku dhintey labo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal labo qoys oo isku xaafad ah gudaha magaalada B/weyne.
Iska horimaadkaan oo ka dhacay xaafadda kooshin ee magaalada B/weyne ayaa waxa uu yimid ka dib markii caruur isla ciyaareysay ay is khilaafeen.
Qofka geeriyooday ayaa waxa ay aheyd haweeneey baangad qoorta looga jaray, iyadoo labo kale oo mid caruur uu yahay uu ku dhaawacmay sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Dagaalkaan ayaa labada qoys waxa ay isku adeegsadeen Toorreeyo, Baangado iyo waliba budad.
Ciidamada amaanka ayaa haatan wada baaritaano ku aadan arintaan.
Click here to find shabelle news in English
Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka
Cumar Kiyoow
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Designed by: Baabul