who's CIIGAAL SHIIDAAD
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
who's CIIGAAL SHIIDAAD
i read many stories about him and see many cartoons about him but who was he??
this for old somalis not yougn somalis who dont know anything
this for old somalis not yougn somalis who dont know anything
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
Loolz, i like the cartoons cuz its funny wallahi plus i can improve my somali 8)
Last edited by precious_dyme on Thu Oct 18, 2007 12:10 pm, edited 1 time in total.
- Naaima
- SomaliNet Super

- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
Salam alaikum
he was an iraqi man
he was an iraqi man
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
[quote="Naaima"]Salam alaikum
he was an iraqi man
[/quote]

he was an iraqi man
-
SLEW_DEM
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1223
- Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
- Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
I heard that the real Cigaal Shiidaad was known for Geesi-nimo
- muktaar
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3964
- Joined: Sat May 07, 2005 3:38 pm
- Location: In East Timor getting my huge ceeb circumcised !!!!
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
hes is the great grand father of that majrteen whor named Ureyso, legend has it that he would cut off baby camel's ceeb then he would penetrate it inside his anus, like a true majrteen faggot that he was
- malakul mawt
- Posts: 214
- Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
- Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
CIGAAL SHIIDAAD WAS A CHARACTER OF SOMALI NOT IRAQI NAAIMA U MISTAKIN WITH JUXAA.AND HE WAS BADHTIRE FAMILY....RIGHT HE WAS BRAVE MAN
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
cigaal shiidaad was an ogaden men
who lived in the 1950's
who lived in the 1950's
- malakul mawt
- Posts: 214
- Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
- Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
OGADEN KULAHAA, NO HE WASN'T AND HE NEVER LIVED AT THAT TIME.HE WAS BARTIRE WHICH ARE PART OF DAAROOD FAMILY.IT'S BETTER IF U KEEP WITH UR PEEPS
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
^^^
why dont tell us how lions and hyena's used to xoog his animals
without any fight back from cigaal shidaad
why dont tell us how lions and hyena's used to xoog his animals
without any fight back from cigaal shidaad
Last edited by Phd in naago kudis on Thu Oct 18, 2007 12:58 pm, edited 1 time in total.
- malakul mawt
- Posts: 214
- Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
- Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
PHD STAY WITH UR MONKEYZZZZZZ
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
<-------------------------------- danyeer for life 8) 8)
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
I have an idea......let share CIGAAL SHIDAAD STORIES.
I will start:
Cigaal iyo ubbadii weysada
Xili casar ah ayuu Cigaal damcey inuu tukado salaadii casar oo soo qaatey ubbo si uu ugu weyseysto. Ubbadda waxaa ku jirey biyo hore oo uusan isagu ku shubin. Markuu weysadii bilaabey ayey biyahii ubbada ku jirey shanqadheen. Cigaal intuu ka cabsadey waxa ubbada ka dhuqdhuq leh ayuu dhulka ku dhuftey oo kala jabiyey isagoo leh ‘i dhaaf balaayo kuu dhuqdhuqlahayde’
Waxaa ka dhaacdhacsaneyd in ubbada wax loo galliyey.

I will start:
Cigaal iyo ubbadii weysada
Xili casar ah ayuu Cigaal damcey inuu tukado salaadii casar oo soo qaatey ubbo si uu ugu weyseysto. Ubbadda waxaa ku jirey biyo hore oo uusan isagu ku shubin. Markuu weysadii bilaabey ayey biyahii ubbada ku jirey shanqadheen. Cigaal intuu ka cabsadey waxa ubbada ka dhuqdhuq leh ayuu dhulka ku dhuftey oo kala jabiyey isagoo leh ‘i dhaaf balaayo kuu dhuqdhuqlahayde’
Waxaa ka dhaacdhacsaneyd in ubbada wax loo galliyey.
- malakul mawt
- Posts: 214
- Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
- Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
LOL THE FIRST TIME U SAID THE TRUTH.....KOOL I RESPECT THAT
Re: who's CIIGAAL SHIIDAAD
Cigaal baa maalin kaligii geel raacay. Geela waxaa ku jirey hal uu isagu lahaa oo magaceeda la yidhaahdo Alif. Cigaal hashaas aad buu u jeclaa oo isagaa maali jirey. Cigaal oo kaligii geel la jooga ayuu Libaax hashii qaadey. Cigaal meeshuu taagnaa kama dhaqaaqinee wuu isnabay ilaa iyo intii uu Libaaxu ka tagayey. Markuu Libaaxii dhargey ee tagey ayuu Cigaal geela intii ka hadhey isku soo duway oo soo dheelmiyey.
Cigaal ileyn waa ogaa hashiisii inaysan meesha jooginee nin kaluu ku yidhi war ninyahow hashaada aan maalo hada oo teyda hadhaw adigu maal hurdaa i haysoo waa seexanayaaye. Hasha Cigaal oo caana badaneyd awgeed ayuu ninkii aqbaley codsigaa Cigaal. Dabeetana Cigaal intuu hashii maaley ayuu iska seexdey.
Fiidkii markii uu ninkii is yidhi hashii maal ayuu waayey oo Cigaal toosiyey si u weydiiyo hashii in ay soo hoyatey iyo in kale. Cigaalna ma hadlin ee nin kalaa yidhi maanta waxaa maqlayey Cigaal oo ku heesaya ‘ Wixii Alif diley w aa arkaayo waa il giiraa, dameer la ekaa kase daba weyn. Markaa hashaasi ma noolee bal raqdeedii aan weydiino.’
Cigaal wuu diidey inuu wax sheego, isagoo ka yaabaya in la yidhaahdo na gee meesha uu libaaxu hasha ku diley. Waxaa lagu qasbey Cigaal inuu ragga geeyo meesha ay raqdu taaley si Libaax loo soo dilo.
Cigaal ragii buu racaay oo geeyey meeshi ay raqdu taaley.
Raggii waxay galeen xuska si ay u sugaan libaaxa bal inuu raqda ku soo noqdo. In doora markii la joogey ayuu Cigaal hurdoodey oo iska seexday.
Waxaa yimid libaax oo intii ka hadhey raqda cun is leh. Raggii sugayey baa libaax diley.
Meykii Libaax ayaa Cigaal hurda la soo ag dhigey oo laga tagey.
Goor danbe ayuu Cigaal soo bararugey oo arkey labaaxii oo ag fadhiya. Aflabadii intuu furmaya ayuu Cigaal xaar ka wareegey oo xagii reerka isu sii daayey.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 599 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 89 Replies
- 3000 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 3 Replies
- 674 Views
-
Last post by TheLoFather