Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
Earlier some Dhulbahante guy wrote to Mareexaan saying I am DHulbahante, don't help Dhulbahante and a Sade responded to him
http://www.gedonet.com/index.php?news=2084
Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante BY Cabdiraxmaan Cabdullahi Cabdi (Taagane)
Oct 18,2007
by London-GEDO-NN
Annigoo magacayga la yiraahdo Cabdirahmaan Cabdulaahi Cabdi (Taagane), waxaan ahay nin Mareexaan ah, Reer Faarax Ugaas, Reer Diini, Reer Dalal ah, waxaan ka jawaabayaa qoraalka aad ku soo baxay Gedonet oo uu qoray nin sheegtay inuu yahay beesha Axmed Garaad, gaar ahaan Aadan Axmed.
Waxaan kuu sheegayaa aadan axmed waa qaran adigu se forsell ayaad tahay aadan axmed se waa ka wayn yihiin in la iibsado adigu runtii waxaad tahay inanyar oo daalaadhac yaynaya sida hadalkaaga ka muuqata marexaan hadaan nahay waxaan anagu qabnaa in dhul Daarood lagu soo duulay oo loogu soo duulay magaca isaaq aduuna magac ayaa ka hara ee la eegi maayo arintu sida ayay adiga kuula muuqato dadka intiisa badan waxay qabaan in Somaliland ay tahay Isaaqland oo la qurxiyay, halka ay Puntland ka tahay Majeerteenland oo la qurxiyay marka bal adigu eegoo tee la qaadan karaa labadaa maamul waa inaad qaadataa hadba kii ku xita hadaadan adigu mid kuu gooniya lahayn.
Anigu waxaan macruufo wayn aan nahay qambiyada Guuleed wacays. Gabaygaan tixdan iga hoo:
Damiirlaawe daaroodku waa dowlad aan jabine
Haday maanta dagalkii galeen dowlad niman sheegtay
Oo calankeenii daruuraha u ekaa dacal ka soo jeexday
Aleylehe dariiq uma lahayn inaad daba istaagayo
Oo aad dayuusyahow tiraah dakharo hawgaysan
Waxaad tahay damiin aan aqoon dabinka hoosyaale
Ii doorkaa daroorinahayaa doolar kuu qubaye
Waxa aad dabtaa moodi waa ducuf ku noolow e
Haddii aadan dumin dadkaaga oo xarbiga daacad u abaarin
Oo godobta duugaa iyo daana hore sheegtid
Oo aadan duub gobanimo iyo dawlad nimo eegin
Ninkastaba docduu kaa xigaa lagu dilaayaye
Oo dulkuneefle soomali waan ugu danbaynaa
taagane54@hotmail.com

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
Niyaho noo jilci what he's saying. I don't feel like reading all that shid.

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
Aqli jareer !!
Who the fuc.k cares about what 2 dooros said to each other , hal;kani ma GEDONET baa?
Gives us your OWN opinion , not somebody else's!!
Who the fuc.k cares about what 2 dooros said to each other , hal;kani ma GEDONET baa?
Gives us your OWN opinion , not somebody else's!!
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
He is saying kii Dhulbahante was bought by the Iddoor 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
[quote="Ina Baxar"]Aqli jareer !!
Who the fuc.k cares about what 2 dooros said to each other , hal;kani ma GEDONET baa?
Gives us your OWN opinion , not somebody else's!![/quote]
Buufiska iska daa, habar todobaatan jir ah waad ka buufis badantahay, if you don't like the topic there is no reason for you to waste your time on it, that is the beauty of the internet, now tell me again maxaa ku dhibayo inanta isku bixisay "somaaliyed"

dawladsade ,
sxb what makes someone like you with such high caliber in form of intellectuality and knowledge especially about somali affairs is caught up with this backward,primitive and destructive qabiil ideology??
sxb what makes someone like you with such high caliber in form of intellectuality and knowledge especially about somali affairs is caught up with this backward,primitive and destructive qabiil ideology??
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
[quote="adanboy"]dawladsade ,
sxb what makes someone like you with such high caliber in form of intellectuality and knowledge especially about somali affairs is caught up with this backward,primitive and destructive qabiil ideology??[/quote]
I don't know Adan, but I have several theories. But laakiin hadaan ku su'aalo, isn't that the ONLY reason you are concerned only about what occurs in Xamar and have never posted a single topic about say Kismaayo or Puntland or Somaliland or Hiiraan, etc?

Fariin:::::
(Laascaanood}18.10-7
Haday debecdo waa u hiilisaa doqon walaalkeede Adaa i Dilaye Goormaa Isaaq Laascaanood Iga Qaaday Maxaa Libinta Daarood Lahaa Dabacayuun Siiyey. ..........................................
Ereyada kor ku xusan waxaan ka soo xigtay meertadii Guba waxaana ku tiraabay Qamaan Bulxan Alla ha u naxariistee bilowgii qarnigii 19aad. Taasi oo aad moodo in ay soo noqnoqonayso.
Soomaaliduna markay cabirayso sifaha doqonta waxaa maahmaahyadooda ka mid ah Doqontu xadhigii lagu xidhi lahaa xusulladay ku sidataa, Doqoni qiiq kama kacdee daamankay meermeerisaa iyo kuwo kale .
sifooyinka doqonta waxaa ka mid ah iyada oo Doqontu leedahay laba indhood oo ay ku fiiriso walaalkeed cadowgeedana maba aragto khidadihiisa inta badan.
Doqontu had iyo jeer isma weydiiso si dhab ah talaabadda ay qaadayso kumana xisaabtanto falceliska iyo raadka ma hadhaaga ah ee ay yeelanayso.
Doqontu ma kala saari karto xafiiltanka degaameed iyo tartanka beelaha waxayna u turjuntaa cadaawad.
Inta badan doqontu wey riyootaa ee ma ruugto talada.
Madaxda sarsare ee Puntland kana soo jeeda degaanka Laascaanood mid waa la hubaa inuu nacas yahay midna waxaa lagu xaman jirey hunguri waxaanse uga baqayaa in uu doqonnimana ku darsado.
Dhulbahante Isaaq uma dhigmo, Hartina uma dhigmo ee wuxuu u dhigmaa Daarood ee reer walba ha ogaado xeerkuu dhigtuu leeyahaye.
Kuwa ku dooda dhulbahantaa dhexdii ishaya waa shaley dhalay iyo dhalanteed..
ciidamadda laascaanood kor fadhiya waxaa ku jira Isaaq, ciise iyo kuwa riyaale soo qalday ee bahda samaroon.
Inta badan waa Soomaalidiid, xaqdara ku socda iyo aargoosi ee daawanaayow waa dalkaagii waa dadkaagii.
Arrinta kale ee aan rabo in aan tilmaamo waa asalka Puntland ee duulaanka lagu yahay sababaha keenay iyo cidda ku duulaysa>
Puntland waxaa laga taageeraa sidii ay u soo noqon lahayd qarran Soomaaliyeed.
Qarran diidku waa ku duulaan.
Puntland waa degaan nabad ah kaan nabadda jeclayn waa ku duulaan
Puntland Waa hoyga Soomaali kan doonaya kala sooca iyo takoorku soomaali dhexdeeda waa ku duulaan
Puntland waxaa loo nisbeeyaa degaan Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaana degaan Daarood kan Daarood necebi waa ku duulaan
Puntland kama madax banaana laaluush, maamul qaybsi xumo iyo habayacsanaan xaqna waa loo leeyahay in lawada saxo wixii qaldan cadowguse wuxuu doonayaa in uu ka dhigto sabab si uu u burburiyo haddaad ka yeeshana berri aduu ku yeelan.
Puntland waa Soomaali doon ; Soomaalidiidku waa u duulaan
Puntland waa xarunta wadanoolaanshaha iyo diinta wanaagsan; Kan diinta ka doortay hanti urursi iyo colaad hurin waa ku duulaan
Puntland hadafkeedu waa Soomaali oo nabada, dowlad ah danaheedana ka tashata sidaas darteed wadammada ku sifoobay Soomaaliya inay Dilaallaan waa ku duulaan
intaas iyo sababo kale oo fara badan markaan fiiriyo waxaa dadka degaankan ku nool, kuwa jecel Soomaali wada jirkeeda, kuwa jecel nabadda iyo deganaanshaha, iyo jaaliyadaha debeddaba waajib nagu ah in laysla garab taago taageero hiili iyo hooba si Soomaaliya u ahaato meel xasiloon, leh dowlad dhexe, Nabadna loogu noolaan karo oo saldhig u noqon kara aasaaska nolosha soona celin kara karaamadda iyo sharafta qofka Soomaaliyeed ee dhulka ku dhacday.
Qoraaagu Waa Darwiish::Widhwidh Online News Desk..Media Center

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
So when is the fith cavalary (aka marexaan) coming to the rescue.
The say an empty barrel makes the most noise
Thats marexaan in a nutshell
Ps These more chance of the marexaan getting killed by both,majerteen and isaaq's,then them coming to anybody's rescue.
Walle if is was majerteen, i would ask them to bring everything they got we going to war with the iidoor then turn on them in the heat of battle.
Kill as many as possiple includeing the wounded,then leave xammer and take kismayo back.....
But majerteen would never be so trechorus
The say an empty barrel makes the most noise

Thats marexaan in a nutshell
Ps These more chance of the marexaan getting killed by both,majerteen and isaaq's,then them coming to anybody's rescue.
Walle if is was majerteen, i would ask them to bring everything they got we going to war with the iidoor then turn on them in the heat of battle.
Kill as many as possiple includeing the wounded,then leave xammer and take kismayo back.....
But majerteen would never be so trechorus

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
Ma anigaad habar igu sheegaysa. " Hebel wuxuu yidhi ma maqasheen " iyoo waxyaalas baad inoola imanaysa !! gadham shidh, aqli jareer!!
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
General SNM,
Although it seems your brusing for that good 'ol MR azz whopping, we are not coming to Sool and have no business there. Marehan have been living in Koonfur for over a century now, and Idoor wouldn't last a week there without getting eaten alive. Good luck with your little sissy battles for Lascanood.
Although it seems your brusing for that good 'ol MR azz whopping, we are not coming to Sool and have no business there. Marehan have been living in Koonfur for over a century now, and Idoor wouldn't last a week there without getting eaten alive. Good luck with your little sissy battles for Lascanood.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
General, who said Dhulbahante needs support from us? They would have long taken back the city but they want to make sure to clean themselves out in the side first.
Habar Baxar, kolayba waan u jeedaa inaad qooqantahay ee i'm sorry anigu habraha waxba kama dayo

- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
[quote="Luq_Ganane"]Niyaho noo jilci what he's saying. I don't feel like reading all that shid.
[/quote]
Kibir, kibir

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Jawaab Celin:Yaan Loo Hiilin Dhulbahante
^^
Not even

[quote="DawladSade"][quote="adanboy"]dawladsade ,
sxb what makes someone like you with such high caliber in form of intellectuality and knowledge especially about somali affairs is caught up with this backward,primitive and destructive qabiil ideology??[/quote]
I don't know Adan, but I have several theories. But laakiin hadaan ku su'aalo, isn't that the ONLY reason you are concerned only about what occurs in Xamar and have never posted a single topic about say Kismaayo or Puntland or Somaliland or Hiiraan, etc?[/quote]
First of all Xamar is where I was born..Why I focus on Xamar is whats happening and the outcome in Benadir Triangle is desecive for all somalis future..,that dont mean I care less about other cities,I actually write about them sometimes..Who controls those cities these days has not so much to say,now that the real enemy is even based in W/gaashaandhiga,the defensive Ministry...Puntland and Somaliland is like to kids fighting not knowing why they are fighting for, as they are under ethiopian hegemony both,,they simple dont know who their enemy is,.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 296 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 4 Replies
- 714 Views
-
Last post by original dervish
-
- 9 Replies
- 997 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 9 Replies
- 530 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 1 Replies
- 390 Views
-
Last post by mahoka
-
- 2 Replies
- 332 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 291 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 14 Replies
- 621 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 3 Replies
- 300 Views
-
Last post by Ama_Ama
-
- 9 Replies
- 636 Views
-
Last post by Beled Weyne soulja