Rumour is, he brought couple million from Cabdullahi Yusuf for puntland to purchase arms with
Gaalkacyo: Wafdi ka socda dowlada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo yimid Gaalkacyo.
18. oktober 2007
Gaalkacyo(AllPuntland)- Wafdi ka socda dowlada faderaalka ee Soomaaliya ayaa ka soo dagey Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ,ayagoo wafdigaan uu hogaaminayo wasiirka Kulluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xasan Abshir Faarax.
Wasiirka iyo wafdigaasi ayaa waxaa soo dhaweeyey Maamulka gobalka Mudug ,wuxuuna kula kulmayaa Magaalada Gaalkacyo xubno ka mid ah Xukuumada Puntland oo ayana ku soo wajahan magaalada Gaalkacyo.
Waxa ay kaloo wararku sheegayaan in ay wafdigaan ay la kulmayaan wasiirka Maaliyada Puntland Maxamed Cali Yuusuf & xubno kale oo fara badan kana socda dowlad gobaleedka Puntland.
Xasan Abshir Faarax ayaa lafilayaa in uu maalmaha soo socd sii jooga deegaanada dowlad gobaleedka Puntland, wuxuuna kala hadlayaa Masuuliyiinta Puntland wada shaqeynta dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo dowlada Puntland.
Masuuliyiinta ka tirsan Xukuumada Puntland ayaa shaaca ka qaadey in maalmihii ugu danbeeyey lafilayay in ay wafdigaan soo gaaraan gobalada Puntland.
Xubnaha ka mid ah wafdiga oo Shabakada AllPuntland kula hadlay garoonka bartamihiisa ayaa usheegay in ay booqashadan qaadantoonto ku dhawaad 7 maalmood ,inkastoo laga yaabo in ay siijoogaan Puntland.
Mar aanu xiriir la sameyney wasiirka Kulluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ayeysan noo suurtagalin in aan helno, ayadoo lafilayo in maalinta beri ah uu saxaafada la hadlo una sheego waxyaabaha uu ku qatamo safarkooda.
Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
HASSAN ABSHIR BRING MONEY FOR ARMS TO PUNTLAND?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: HASSAN ABSHIR BRING MONEY FOR ARMS TO PUNTLAND?
Fuc.kin' aqli jareer !!
"Rumour has it....blahblahblah" ha inoola imanin anaga !!
"Rumour has it....blahblahblah" ha inoola imanin anaga !!
- Sangub
- SomaliNetizen
- Posts: 447
- Joined: Sat Jun 30, 2007 7:18 pm
- Location: Cell #128, OG-Block, Djibouti City transfer Department
Re: HASSAN ABSHIR BRING MONEY FOR ARMS TO PUNTLAND?
JareerSade, leave dhaboyaco business alone.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: HASSAN ABSHIR BRING MONEY FOR ARMS TO PUNTLAND?
The TFG is in debt to Puntland State. Puntland has being funding the TFG from day one. The Cash flow in Somalia comes from Puntland we the Money making machine.
It's all Rumour. Puntland has enough arms and enough money to defend Somalidiid.

It's all Rumour. Puntland has enough arms and enough money to defend Somalidiid.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: HASSAN ABSHIR BRING MONEY FOR ARMS TO PUNTLAND?
[quote="Ina Baxar"]Fuc.kin' aqli jareer !!
"Rumour has it....blahblahblah" ha inoola imanin anaga !![/quote]
Sxb run ahaantii waxaan la yaabi jiray Hiiraanboy, ileen waxuu kugu arkaad leedahay? kolayba Habar Baxar anigu xajadu siday tahay waan kuu sheegey, habraha anigu ma fuulo, kaana qooq bixin maayo raali ahow
'boqor, you should have inside info, maxaad haysaa?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 10 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 5 Replies
- 546 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 13 Replies
- 750 Views
-
Last post by zidane88
-
- 5 Replies
- 450 Views
-
Last post by HAUDflower
-
- 4 Replies
- 697 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 677 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 1178 Views
-
Last post by princess_of_Puntland
-
- 20 Replies
- 1826 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 0 Replies
- 215 Views
-
Last post by SLEW_DEM