Ugaas Haaruun Ugaas Dacar Ugaas Bucul oo Baaq Nadeed U Soo Jeediyay Beelaha Wadadega G/Jubbooyinka
Oct 18,2007
by Baydhabo-GEDO-NN
Ugaaska oo kamid ah ugaas yada beesha Daarood gaar ahaanna ah ugaaska Beesha Absame ayaa mar uu Gedonet maanta lasoo xiriiray wuxuu ugaaska sheegay in uu baaq nabadeed u dirayo dhammaan beelaha wallaalaha ah ee wada dagan 3da gobol ee Jubbooyinka.
Ugaaska ayaa wuxuu ku nuux nuux saday in ay san sax aheyn qalad in qalad lagu saxo wuxuuna ka cod saday ugaaska damaan beelaha wada dagan sadexda gobol ee J/hoose J/dhexe iyo Gedo oo ah Beelo wada dhashay inay dhan kanoqdaan dhammaan falalka waxashnimada ah ee ay ku kacayaan kuwa wax magaradka ah oo ay is hor taagaan Salaadiinta waxgaradka Culum udiinka. Wuxuuna ugaaska ku booriyay in maanta soomaaliya ay ka jirto xaalado qas iyo jah wareer ah oo cidii aan katashanna ay lakulmi doonto mugdi iyo jah wareer.
Dhanka kale, Ugaas Haaruun ayaa baaq usoo jeediyay Dowlada Fedaraalka Ku meel gaarka ah wuxuuna kacod saday in ay diirada saarta dib u heshiinta gobolada Jubbooyinka iyo in ay fiiro gaar ah ku fiiriso Buundada B/dheere oo halbowle u ahayd goboladani, taasoo hada ay soo gaareen burbur xoogan. Waxaa uuna ugaaska ka codsaday ugaasyada Beelaha Daarood in ay ka shaqeeyaan dhamaan hannaanka dib u heshiisinta beelaha wada dagan goboladani Jubbooyinka. Wuxuuna ugu dan beyn tii ugaaska u du ceeyay dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaanna kuwa wada dagan 3da gobol ee jubbooyinka.
Wali Sh Cabdi Gurxan-GEDO-NN
Ugaas Haaruun Ugaas Dacar Ugaas Bucul oo Baaq Nadeed U Soo J
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 686 Views
-
Last post by Sbashi
-
- 1 Replies
- 666 Views
-
Last post by Kees70
-
- 2 Replies
- 1414 Views
-
Last post by weydamal
-
- 2 Replies
- 1735 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 5 Replies
- 1947 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 8 Replies
- 809 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 1671 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 1999 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 8781 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 3 Replies
- 1502 Views
-
Last post by EEGA9