Page 1 of 1
Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Thu Oct 18, 2007 11:05 pm
by sadeboi
Ka bacdi shir’jaraaid oo lagu qabta xarunta beesha SADE ee s.net oo ah Gedo-Section, ayaa waxa beesha ku heshiisay in dhamaan xiriirki u dhaxeeyey Jubbaland State iyo Kenya uu burburrey. Beeshane waxey go'aansatay in Jubbaland ka go'eeyso Kenya, oo eey wadan kaligeed noqondoonto Jubbaland. Waxa kalo madaxda beesha sheegeen maanta laga billaawo, bishu marke tahay Oktobar 18, 2007, in wadanka Kenya ee ka mid noqotey wadamada axis of evil, sida somaliland,puntland,ethiopia,eritrea,iyo dhulalka oo aan maamul laheen sida hawiyedom iyo yam-yam iyo qadhaadweyn plantations.
Dhamaan xubanaha beesha SADE ee s.net ba saxiixay:
Xoogsade
Dawldsade
Luq-ganaane
Sadaam
Qansa
Advo
Warsame
Gedoboy
Quule-qurac
Precious
So-so-quma
Nabeela
Naiima
Iyo aniga oo ah Suldaank Guud ee Beesha SADE ee S.net, Suldaan Sadeboi!
Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Thu Oct 18, 2007 11:08 pm
by SummerRain
Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Thu Oct 18, 2007 11:20 pm
by Luq_Ganane
Dhaman akhiyaarihi iyo waxgaradki Beesha SADE ee Somalinet wee isku raaceen inaan ka taqaalusno dhalki Kenya. Inshallah dhalki Kenya cadow rasmi ah ayaan u noqon doona, maxaa yeelay waa threat to Jubbaland State.
Col Luq Ganane.
Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Thu Oct 18, 2007 11:21 pm
by Luq_Ganane
Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Fri Oct 19, 2007 6:57 pm
by Luq_Ganane
Operation liberate NFD

Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Fri Oct 19, 2007 7:43 pm
by shidow1
Liberation NFD..........What the fuck luuq...do you know anything about NFD........I am gonna skin alive if you ever say that.........

Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Fri Oct 19, 2007 7:52 pm
by Nabeelah
[quote="Ismahan123"]:lol:

WOW just WOW.
On a note, I'm offended Nabeela is not mentioned in the list.

[/quote]
Don't sweat it, he thinks I'm a sheegato.

Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Fri Oct 19, 2007 8:24 pm
by SummerRain

He added you into the list after my comment.
Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Fri Oct 19, 2007 8:28 pm
by Nabeelah
Ma ila aragtay?
That hurts.

Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Fri Oct 19, 2007 8:45 pm
by SummerRain
Nabz,
U should spend more time in the Gedo section to be let into the group.

Re: Jubbaland state of kenya no more!!
Posted: Fri Oct 19, 2007 9:49 pm
by DawladSade