The only 2 times Dhullos lagu soo duulay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Mr_Harti
Posts: 210
Joined: Sat May 28, 2005 11:47 am
Location: Birmingham

The only 2 times Dhullos lagu soo duulay

Post by Mr_Harti »

Taariikhda Dhulbahane laba jeer ayaa lagu soo duuley. Marwaa markii Ingriiska oo ay ku qaadatey 21 sano inuu Daraawiish ka adkaado. Haduusan isticmaalin dayuurado kama adkaan kareen Daraawiish.

Berigaas Dhulbahante wuxuu ku can baxay mintid nimadiisa iyo midnimadiisa iyo dagaalyahan nimadiisa. Marka labaad ee Dhulbahante lagusoo duulaa waa maanta oo Isaaq iyo waxa cagaha uu ku xaadhaa ay qabsaeen xaruntii SSC ee Laascaanood. Xaruntaada iyo ciidaado waa Muqaddas. Guusha Isaaq uu heley waxaa u soo hooey ey ama kilaab u qabaantaa. Eynimado waa wax aan samaankan ka hor aan lagu aqoon Dhulbahante. IIdoorka uunba lagu yiqiin.



Jabka maanta qaadhey Dhulbahante sababteedu maaha mid ay dhaliyeen eyda ushaqeysa Issaq. Waa in aynu ogaanaa boogaheena si aynu uga kabano jabka ina gaadhey. Hadii boogahaa aan laga kaban ma suurtoobeyso in la is xoreeyo.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”