Boosaaso:- Ciidamo ku hubaysan baarbuurta gaashaaman ayaa maqaaribtii waqtiga Somalia ka baxay deegaanada Maakhir iyagoo ku jeeda Magaalada Boosaaso oo uu xasuuq ba'an oo shacabka magaalada degen qeyb ka mid ahi loo geesanayo iyagoo madaafiicda lagu gaaracayo guryohooda.
Warku waxaa uu intaa ku darayaa in dagaalkii Boosaaso uu ku fidey xaafado kale oo ay ka mid yihiin Biyo kulule iyadoo hubka culus weli la isu adeegsanayo, khasaarahana la filayo inuu siibato.
Dhinaca Maakhir ayaa war si kalsooni ah nagu soo gaarey waxa uu tibaaxayaa in ciidamo aan la garaneyn tiradooda oo ku hubaysan baabuurta dagaalka ay u baqooleen dhinaca Boosaaso.
Sidoo kale deegaanada Laag, Galgala ayaa laga soo sheegayaa iney maleeshiyaad beeleedyo isku urursadeen iyagoo laga yaabo iney usoo dhaqaaqaan Boosaaso.
Dagaalka Boosaaso oo ah mid si fudud ku bilowday ayaad moodaa inuu faraha kasii baxayo iyadoo maleeshiyaadka Cade Muuse ay madaafiic ba'an ku rideen ilaa 10 guri oo dadi ku jiraan.
Dhimashada dadka rayidka ah ee la xasuuqey ayaa waxaa naloo sheegey inaan tiradooda la garan karin iyadoo isu socodka magaalada uu yaraadey ama joogsadeyba.
Dhimashada dhinaca dadka iska caabinaya maleeshiyaadka Cade Muuse ayaa waxaa naloo xaqiijiyey iney gaarayaan 3 nin oo beelahooda naloo sheegey iney kasoo jeedaan Beesha Dubays [2 Xuseen Dareys, 1 Reer Xasan] ee Warsangeli.
Wixii warar ah kala Soco LaasqorayNET
Boosaaso:- Ciidamo ku hubaysan baarbuurta gaashaaman ayaa ma
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
-
SLEW_DEM
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1223
- Joined: Mon Jul 30, 2007 11:34 am
- Location: YA MUMS YARD YA UNDERSTAND
Re: Boosaaso:- Ciidamo ku hubaysan baarbuurta gaashaaman ayaa ma
I tought you changed 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boosaaso:- Ciidamo ku hubaysan baarbuurta gaashaaman ayaa ma
he changed bashin qabil
but he can post the news
iii noolow aabtiyo
i will stop clanish talk to markaan jabarti meel ku hubsado
but he can post the news
iii noolow aabtiyo
i will stop clanish talk to markaan jabarti meel ku hubsado
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 5877 Views
-
Last post by SarToog
-
- 6 Replies
- 107907 Views
-
Last post by Colonel
-
- 0 Replies
- 355 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 3 Replies
- 9 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 7 Replies
- 5846 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 9 Replies
- 2995 Views
-
Last post by RebelLion
-
- 3 Replies
- 646 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 1 Replies
- 966 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 0 Replies
- 1117 Views
-
Last post by Hiiraan boy