Askartii Koofiya Casta back in Xamar!
Posted: Fri Oct 19, 2007 2:04 pm
Ciidamada Puntland ee Xamar jooga oo Sameystay astaan gaar ah oo ay isku gartan Kadib markii ay shaki culus ka qaadeen Ciidamada DFS ee Muqdisho ka soo jeeda( Aqri Warbixi dheer oo ku saabsan)
19 Oct 2007 Muqdisho - Tani waa calaamad muujineysa heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha u dhaxeeya, waxaana durba kaaga soo dhex muuqanaya arrimo dhowr ah.
Inkastoo la rumeysan yahay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Ciidamo gaar ah oo uu ka keensatay Puntland ay ilaalo qaas ah u yihiin, ayaa hadana waxaa qarsoomi karin calaamadaha haatan ay huwan yihiin Ciidamadaas oo ka bedelan kuwa Ciidamada kale ee Dowladda iyo Ciidamada la socda ama ilaaliyo Mas'uuliyiinta kale ee Dowladda.
Dad xog ogaal ah ayaa sheegaya in Ciidamada Madaxweynaha oo horay ay wada wateen Ciidamada kale calaamado isku mid ah,a yaa haatan ka duwan sidaas, waxaadna arkeysaa, ciidamadan oo huwan dareys cusub, koofiya cas iyo calaamad ugu xeran garabka midigta
http://xamardaye.com/Wararka/191007ciid ... ntland.htm
Thanks to Geedi-dameer iyo M.doqonoow...askartii koofida casta wey soo noqteen. Puntland red berets in Xamar.
Geedi.dameerow iyo M.doqonoow waxaa laga rabaa inii askartaan ka eryaan Xamar...dabajoogana ilaa Bosaso..........sidii anaga 1991kii u jebinay askartii kofida casta oona ilaa kenya u daba joognay.