Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by Hiiraan boy »

UGLY FACE OF WAR. LAASCANOOD 2nd MUQDISHO.

YA ALLAH SAVE UMMADA SOOMALIYEED

Dadkii ka barakacay degmada laascaanood ee Gobolka sool oo dhibaatooyin ay haystaan.

Mogadishu ,20, September 2007 (HornAfrik Media)

Boqolaal qoys oo ka barakacay dagaaladii dhawaan ka dhacay degmada laascaanood ee Gobolka sool ayaa dhibaatooyin dhanka nolosha ah haatan waxaa ay ku haystaan gobolada Puntland.

Colaada ka dhalatay isku dhicii u dhaxeeyay Maamulada S/land iyo P/land ayaa waxaa deegaanada Punland ka dhigtay mid laga dareemayo saameynteeda iyo saan saan dagaal.

Dagaalka punland ay ku doonayso in ay kula soo laabatio dhulka laga haytso iyo dagaalka Somaliland ay goobahaasi ku qabsatay waxaa ku barakacay dad aad u tira badan.

Dadka ka sioo cararay xiisada ka jirta laascaanood oo maatu u badan waxaa badan kood ay soo gaareen Gobolka Ceyn gaar ahaan xarunta Gobolkaasi Buuhoodlle sida uu HornAfrik u sharaxay Guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Buuhoodle saleebaan barqadle afrax.

Marka laga yimaado dadka laascaanood ka soo barakacaya ee soo gaaraya Gobolka Ceyn waxaa soo baxaya dhaqdhaaq ay qaar ka mid ah dadka reer Buuhoodle uga kaxayaan deegaankaasi kadib cabsi ay ka qabaan in dagaalkii lagu qabsaday laascaanood oo kale iyagana lagu qabsado laakin waxaa dadka buuhoodle ka qaxaya lagu tilmaamay kuwa qal qal galin wada.

Maamulka degmada Buuhoodle oo la waydiiyay suurta galnimada in Ciidamada soomaaliland ay weerar ku soo qaadaan degmada Buuhoodle ayaa waxaa uu si wayn u difaacay arrintaasi.

Dagaalada ka soo cusboinaday Gobolka Sool ayaa waxaa ay noqdeen kuwa jawi colaadeed galiyay guud ahaanba P/land oo dhan.

Jaamac Bidraani"Boosaaso.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by The_Emperior5 »

all mamuulka mejeerteniya fault

somaliland troops arent xasuuqing any one

we dont do that

we just making a good mamuul for lascanood
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by BABYGIRL123 »

maad iska dhahdiid you are happy.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol:
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by Hiiraan boy »

liqaaye ninyo waxaan wax lagu qoslo ma ahan. ur comfy in ur home in ingriisland

babygirl abaayo walahi im not happy about this. how sick do u think i am. somalia's fukked up. everytime someone goes to war. dadka masakiinta gonna face the consequences.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by LiQaaye_TDH »

HiiranBoy you idiot, who said i was laughing at the poor people from Lascanood? i was actually lauging at what Babygarl said to YOU!!! why would anyone want to report dad masakiin oo Qaxaya?
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by Hiiraan boy »

liqaaye_tdh ma doqon baad tahay. i reported boqolaal news about dadki ka barakacay muqdisho to SHOW WHAT THEY GOING THROUGH MUTHERFUKER
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by BABYGIRL123 »

Hiiran "babygirl abaayo walahi im not happy about this. how sick do u think i am. somalia's fukked up. everytime someone goes to war. dadka masakiinta gonna face the consequences."

i believe you.
8)
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by wadaniweyn1 »

:shock: :shock: :shock: :shock: wat a sad story :( :( i will call my cousins and awoowe in buuhoodle and send those ppl $700 which is all i can afford right now and tell them to buy all they can for those maato aan jirin wax ay galabsadeen to diserve wat they are going through mantaa :(
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by Ina Baxar »

:lol: , ^"A good dhulbahante is a dead dhulbahante " ayuu shalayna laha!!
Ilaahow daciifkaaso miidhan ayaa i hor keena !!
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by wadaniweyn1 »

[quote="Ina Baxar"]:lol: , ^"A good dhulbahante is a dead dhulbahante " ayuu shalayna laha!!
Ilaahow daciifkaaso miidhan ayaa i hor keena !![/quote]


ina bah xaar , abaayo beenta iska daa intaa le'eg ee aad sheegayso and get a life instead of sitting in front of the computer 24/7 anaad ladahay hj this and marexaan that , hooyada iyo unsii iyo foox baa wase how could i have said that ''shalay""when i don't come in here monday to friday cos of work ?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by Ina Baxar »

Shalay Jimcihii 10/20 ka ma dhignee , maalin dhow baa loo jeeda , gudhu yahay gudhudu keentay .
Beenale xun oo boqol waji kolba la yimaad baad tahay , hadday Hj-du iskaa qaban wayday , anigu waan ku hor keeni halkaad kolba ku xaarto :lol:
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by wadaniweyn1 »

ina bah xaar ,, hooyada wase beenaale yahow beenaleydu xaraan ku xaartay i never said that ee beenta iska daa :( and if i did i would repeated again right now with a str8 face in front of you , your moma and million dhulos unlike ur fagart ass naag awal yahay qaniiska ah waxana kugula taliin laha inaad beenta iska dhayso if not naa iska yarayso qaniisyo qaniisadu xaartay ee ilmo garaaca ah hooyada and hooyadeed ba wase .


this is who you are motha fukka and my awoowe was prophetic when he said this about you naago awal 100 years ago :lol: :lol:

Dhibid ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye :lol:
Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye :lol: :lol:

thats all you have qaniisyo a big mouth and ital baranbaro :(
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by Phd in naago kudis »

siiilweyne

is that what your doroo homo of a grandad siad :o
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Dadkii ka barakacay laascaanood oo dhibaatooyin ay haystaa

Post by wadaniweyn1 »

ceeb hole dheer and rest of caruurta >>>>
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”