Page 1 of 3

Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 11:17 am
by Dr.Galbeyte.
DOWLAD GOBOLEEDKA GAL MUDUG OO DHAWAAN XARUNTEEDA GAALKACYO KULA WAREEGTAY BOQOLAL CIIDAN OO BOOLIS AH .{Daawo Sawirada}
Oct,21,2007 http://www.Hobyoradio.com

GAALKACYO ARBACA 21/10/2007 (ICM) Etame 2 L/Gudaha

Munaasab balaaran oo ay ka soo qayb galeen ku simaha madaxweynaha dowlad goboleedka Gal mudug Mudane Cabdisamad Nuur Guuleed.Siiyaha xilka Wasiirka koobaad golaha wasiirrada Gal mudug Maxamed Maxamuud Sahal.Guddoomiyaha Gobolka Hobyo ee Dowlad goboleedka Gal Mudug Maxamed Axmed Caalin.



Saraakiisha Ciidanka oo Fadhiya Xafiiska Madaxtooyada Galmudug State


Agaasimaha guud ee Idaacadda Codka Mudug Cilmi Kulan Geeddi.Raage Xaaji Dhoorre oo ah wakiilka Jaaliyadda Dibadda Gal Mudug iyo Masuuliyiin kale ayaa waxaa ugu horrayntii hadal ka jeediyay G/le Dhexe Maxamed Nuur Cali Gadaar oo si rasmi ah loogu magacaabay taliaya booliska dawlad goboleedka gal-mudug Satate ayaa sheegay in Dowlad goboleedka Gal Mudug sababta loogu wareejiayay ciidankaan ay tahay sida uu sheegay taliye ku xigeenku in howlaha dowlad goboleedkaasi la dardar galiyo habacsanaantana laga saaro nabad galyadana gacan buuxda lagu qabto.



G/Le Dhexe Maxamed Nuur waxaa kaloo uu caddeeyay in labo boqol iyo labaatan ka mid ah ciidankaasi ay ka howl gali doonaan saldhigga Degmada Hobyo Gobolka Hobyo ee Gal-Mudug.



K/M/ Mudane CabdiSamad Nuur Guuleed iyo Col. Max'ed nuur oo heshiis Saxiixaya


Halka 480 kalana ay ka howl gali doonaan saldhigyada gal mudug ee Gaalkacyo ,isagoo intaasi ku daray in ay tilaabooyin xoogle ka qaadi doonaan sugidda amniga iyo la dagaalanka burcadnimada.



Kusimaha Madaxweynaha Mudane CabdiSamad iyo Col. Max'ed oo is gacan qaadaya

Col. Max'ed Gulaafe iyo Buuri Xassan Nuur


Kusimaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Gal Mudug mudane Cabdisamad Nuur guuleed oo isuguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ku soo biiridda ay ciidankaasi ku soo biireen gal mudug ay waxweyn ku kordhin doonto howlaha kala duwan ee gal mudug,gaar ahaan dhinaca nabad galyada..



Mudane Cabdisamad Nuur Guuleed waxaa kaloo sheegay in tasiilaadkii ay ku howl gali lahaayeen ciidankaasi ay gal mudug u diyaarinayso,isagoo dhinaca kalana xusay in dhaqaalaha kali ah ee ay gal mudug ilaa iyo hadda ku tiirsan tahay uu yahay kan ay u soo diraan qaar ka mid ah jaaliyadda dibadda balse uu rajayno in dhowaan ay bilaabi doonaan qaaditaanka adeegyada dakhli soo xaraynta gal mudug gaar ahaan degmooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo.

Mudane Cabdisamad Nuur Guuleed iyo Agaasimaha Idaacada Mudug Cilmi Kulan


Munaasbadaan oo ku dhacday jawi farxadeed iyo is fahan heer sare ah ayaa dhinaca Booliska waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Saldhigga Booliska Tabeelle Wayne G/le Cabdi Qooreey iyo G/le Maxamuud Cilmi Gullaafe ciidamada lagu wareejiayay dhawaan madaxda dawlad goboleedka gal-mudug ayaa ku soo beegmaysa xili maal mahaa galakcyo laga dareemayay amaan dari baahsan oo ay gaysanayaan kooxo burcad ah oo dhibaato ku haya daka shacabka ah iyo goobaha ganacsiga ee magaalda galakcyo.

Cabdalla Maxa'd cabdille

xafiiska hobyoradio

Galkacyo,Gal-Mudug State SOMalia.

cabdalla45@hotmail.com

Hobyo Radio News Media

Contact: hobyoradio@gmail.com

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 11:22 am
by LiQaaye_TDH
Munaasibad Balaaran? all i see is 4 people max...

KK...How is the Gal-Mudug state going?

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 11:26 am
by Dr.Galbeyte.
we are doing good sxb..

I didnt see much of a hospital in your thread about burco main hospital but that doesnt mean it doesnt excist!

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:05 pm
by Dr.Galbeyte.
Cool

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:07 pm
by MJ-Pride
[quote="LiQaaye_TDH"]Munaasibad Balaaran? all i see is 4 people max...

KK...How is the Gal-Mudug state going?[/quote]

Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:10 pm
by SummerRain
Cool

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:14 pm
by MJ-Pride
Sacads are Welcome in Galkayo as long as they respect themselves and not resort into Mooryaanimo and Sacads in Mudug has respected the deal that Abdullhai Yusuf siged with them. up

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:16 pm
by SummerRain
[quote="MJ-Pride"]Sacads are Welcome in Galkayo as long as they respect themselves and not resort into Mooryaanimo and Sacads in Mudug has respected the deal that Abdullhai Yusuf siged with them. up[/quote]

Aboowe, for a day I wish you could stop talking out of your ass and from your mouth using your brain. Thanks.

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:20 pm
by DawladSade
Great job beesha Sacad! Moryaan rep killed you guys, fight it. Cool

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:21 pm
by MJ-Pride
[quote="DawladSade"]Great job beesha Sacad! Moryaan rep killed you guys, fight it. Cool[/quote]
Confused Confused

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:22 pm
by DawladSade
[quote="MJ-Pride"][quote="DawladSade"]Great job beesha Sacad! Moryaan rep killed you guys, fight it. Cool[/quote]
Confused Confused[/quote]


WTF, maka carootay if I wished Sacad goodwill? Laughing

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:25 pm
by MJ-Pride
[quote="DawladSade"][quote="MJ-Pride"][quote="DawladSade"]Great job beesha Sacad! Moryaan rep killed you guys, fight it. Cool[/quote]
Confused Confused[/quote]


WTF, maka carootay if I wished Sacad goodwill? Laughing[/quote]

No Actually I didn't understand what you meant. Anyway Galkayo is clear from Moryaan anyway. The Puntland police has cleaned up the city. The Sacad militia is just for their little barxley huts

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:40 pm
by siciid harti
kkkkkkkkkk galmudug ma waxa weeyaan maamulkiisu afar qof wa maxay dadku miyaaney xishooneyn

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 1:44 pm
by Dr.Galbeyte.
This introduction of the men in uniform came after ...a number of armed robberies occurs all over Galkacyo..

Its about time Galmudug first effort to secure Galkacyo send cheers threw the masses..

The Millitia from burtinle ...who occasionall enter the northen tip to hustle tax out of their kin will also be dealt with next.

Re: Galmudug Police Released into Galkacyo and Hobyo Districts..

Posted: Sun Oct 21, 2007 4:26 pm
by Luq_Ganane
Kalay, Booliskaaan la sheegayo amay isbaaro sameystan naftigooda? Surprised

Waa kaftanee, relax guys. Laughing Laughing


Good luck to them. somalia