Haye you genralites maxad sheegteen?
Posted: Sun Oct 21, 2007 1:16 pm
*****WARNING: GRAMMATICAL ERRORS PRESENT*******
Haye you genralites maxad sheegteen?
eida mad enjoygereyseen?
cabaar baan maqna laakiin waan soo noqdey,
horta ramadaan kan na dhafey maxad ka faidey?
coz waxan arka ina sidii tihiin,
daka wili waad cayaysiin.
balayo iyo bullcrap baad wili ka hadleysaan,
oo waxan ku weydiyay gormaad isba'daleysaan?
Big boys iyo big gerals baad dooneysa ina noqotaan.
laakiin ferest iyo formost waa ina caqli yeelataan
bcoz dhageeysta istupadhiin baa wada tihiin
sax baan ahay somaaha walalayiin?
madooneyo ina genralizegareyo
but idinka baa waxan igu sameeyseen
waan garaneya that the above stanza ma rhymegareynin
but who care coz this poem is nearly finishing.
i would carry on but i'v ran out of somali words that rhyme.
so goodbye ma people..until next time!