Xasan Aadan Samatar, ,C/qaadir Jubba, Dalays iyo Fannaniin kale oo Hobolada Waaberi ka tirsanaan jireen iyo kuwa cusub oo Lacag u ururinaya dadka ku dhibaataysan Soomaaliya
Dhawr Fannaaniin ah oo magaca ku leh Bulshada Soomaaliyed haatana ku nool dibadda ayaa markii ugu horeysay waxay ka qeyb qaadanayaan taageerada loo fidinayo dadka Soomaaliyed ee dhibaatada ku haysata gudaha Soomaaliya.
Fannaaniintan oo uu ka mid yahay Hobolka Soomaalida ugu heesaha badan Xasan Aadan Samatar, waxaa la aaminsan yahay inuu fannaankan iyo kooxda la socota wax badan ka caawin karaan dadka Soomaaliyed ee dhibaatada ku haysata Soomaaliya,iyagoo soo bandhigaya rawaayado goos goos ah waxay lacagtii ka soo gasha ku caawin doonaan Soomaalida dhibaataysan.
Al-Fannaan Xasan Aadan Samatar, waxaa uu soomaaliya ku leeyahay Sumcad ballaaran oo dhinaca Fanka, aad baa loo tixgeliyaa, dadka ka faalooda arrimaha Fanka ee Soomaaliya waxay fannaankan codka Miisaanka leh ku tilmaamayaan inuu yahay kan ugu heesaha badan qaada Soomaaliya marka la baaray Fannaaniinta Soomaaliyed mid walba heesaha uu qaado.
Mr Samatar waxaa uu ku heesaa Luuqada May-mayga oo ah dadka dega Gobolada Baay iyo Bakool, isagoo taariikh gaar ah ku leh Goboladaas, sidoo kale Samatar waxaa uu taageerayaal aan la qiyaasi karin ku leeyahay Gobolka Hiiraan, kadib markii uu qaaday heestii Beledweyne, 3 daas Gobol ayaa lagu haysanin dhinaca taageerada Fanka, ka sokow Gobolada kale Soomaaliya waxaa uu kula loolami karaa Fannaaniinta kale oo ay ka mid tahay allaha u naxariiste Boqoradii Codka Xaliimo Khaliim Magool, Maxamed Suleymaan Tubeec oo ah Boqorka Codka Fanka Soomaaliya, Maxamed Mooge Liibaan, Sahra Axmed Jaamac iyo Kuluc.
Hobalada reer Toronto oo dhan ayaa soo bandhigi doono fan goos goos ah oo ay u dhanyihiin, Samatar, Dalays, Nakruma, Jubba, Al-Khaliji, Saynab, Lula, iyo fanaanin fara badan oo hidaha iyo dhaqanka. Waxaa ka mid ah heesaha ay qaadi doonaan kuwa wadaniga iyo jacayl, majaajilo, gabayo, iyo ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka (Kabeebay, Saylici, Dhanto, Beeray, iyo kuwa badan). .
Qiimaha Fankaas lagu daawan doona ayaa waxay tahay Lacag dhan -$30.00, Waa gorma: Sabti October 27, 2007, Sacadda: 6:00 PM - 2:00 AM, Waa halkee: North Albion CI, 2580 Kipling Avenue, Toronto, Ontario
Sida la sheegay dhamaan wixii Lacag ah oo Rawaayadahan ka soo gala waxay ugu deeqi doonaan dadka Soomaaliyed ee dhibaatada haysata, waxaana habeenkaas la filayaa in Gabadha caanka ah Dalays, qaadi doonto heesteeda caanka ah ANII LUNDHAWAAYE ABUURSHE LAHAA.
Xasan Aadan Samatar, ,C/qaadir JUBBA, Dalays iyo Fannaniin k
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Xasan Aadan Samatar, ,C/qaadir JUBBA, Dalays iyo Fannaniin k
WAABERI 
C/QADIR JUBBA LEADER

C/QADIR JUBBA LEADER
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: Xasan Aadan Samatar, ,C/qaadir JUBBA, Dalays iyo Fannaniin k
Do you mean dadka dhibaataysan or Hawiye dhibaataysan
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Xasan Aadan Samatar, ,C/qaadir JUBBA, Dalays iyo Fannaniin k
war naga aamus aabaha wase
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: Xasan Aadan Samatar, ,C/qaadir JUBBA, Dalays iyo Fannaniin k
Hawiye caqli xumaa waligiin ka bixi maysaan gaajo iyo qax iyo dagaal aad idinku isku soo qaadaan inlayn bilaa maskax baad tihiine
Darod ha idiin taliyo waligii si kale kuma fiicnidiine
Darod ha idiin taliyo waligii si kale kuma fiicnidiine
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Xasan Aadan Samatar, ,C/qaadir JUBBA, Dalays iyo Fannaniin k
HiiraanBoy,
Ignore the Shemale Xidigta
Xidig = Male
Xidigta = Female
XidigtaJSL = Shemale JSL
Ignore the Shemale Xidigta

Xidig = Male
Xidigta = Female
XidigtaJSL = Shemale JSL
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1474 Views
-
Last post by greenday
-
- 6 Replies
- 1818 Views
-
Last post by DeborahJohnson1122
-
- 0 Replies
- 9126 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 20 Replies
- 2236 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 6 Replies
- 1662 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 3 Replies
- 1109 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 2 Replies
- 1281 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 2 Replies
- 1427 Views
-
Last post by *HannaH*
-
- 17 Replies
- 3394 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 214 Views
-
Last post by bashe19