Page 1 of 1

Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 5:00 am
by Alchemist
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DALKA.
Inkabadan 30 Tikree oo lagu dilay labadii maalmood ee laga soo gudbay weeraro mujaahidiinta wax iskacaabitna kuqaadeen ciidanka gumeesiga Tikreega.


Muqdisho,22,October-07 (Qaadisiya.com) Allaahu Akbar jab isxig-xiga ayaa gaaray ciidanka gumeesiga Tikreega ee kusoo duulay dalka Soomaaliya iyadoo 48kii saac ee laga soo gudbay looga dilay ciidanka tikreega kudhawaad 30 askari iyadoo dhaawaca intaasi kabadan yahay.

Ilaahey mahadii mujaahidiinta Soomaaliyeed ee shahaado doonka ah ayaa waxey laba jibaareen weerarada kadhanka ah ciidanka gumeesiga Tikreega iyadoo weerarkii ugu danbeeyay xalay lagu qaaday ciidanka gumeesiga Tikreega ee kujira Isbartiibada Muqdisho kuwaasoo habeen hore dad rayida oo fara badan si aargoosi ah uxasuuqay.

Goob kudhow isgoyska Ifka xalan oo habeenkii ciidanka Tikreega difaac kageli jireen ayaa markii mujaahidiinta ogaadeen waxey ugu aaseen miino iyadoo ciidanka Tikreega markey damceen iney difaac kagalaa fariisinkaasi waxaa lagu qarxiyay miinada taasoo sababtay in 10 askari goobta ay kubakhtiso.

Jabkan ayaa waxaa uu yimid waxyar kadib markii ciidanka gumeesiga Tikreega lagu laayay xaafada Huriwaa oo looga dilay 6 askari oo uu kujiray nin taliye ah kadib markii mujaahidiinta wadada ugaleen ciidanka Tikreega oo doonayay iney usoo gudbaan Warshada Baastada.

Ciidanka Tikreega ee kasoo baxay xerada Maslax ayaa kuhungoobay iney usoo gudbaan warshada Baastada waxeyna kuqasbanaadeen iney dib ugu laabtaan Maslax kadib markii mujaahidiinta jilibka udhigeen cadawga.

Maalintii Sabtida ayay aheyd markii qiyaastii 15 askari oo Tikree ay kudhimaaty dagaal mujaahidiinta ay kula galeen xaafada Towfiiq ee kaabiga kuheysa Isbartiibada iyadoo tirada ciidanka Tikreega ay korortay kadib markii shalay meydad fara badan oo ay kaga carareen xaafadaasi la arkay.



QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.

MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA
KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM

© 2006 http://www.Qaadisiya.com

Re: More than 30 Ethiopian soliders killed in the last 2 days in

Posted: Tue Oct 23, 2007 5:01 am
by Alchemist
Surprised Allahu akbur Cool

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 5:53 am
by Steeler [Crawler2]
You'll have to multiply that number by ten if you want to get anywhere. How many Somalis died in that time frame?

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 6:19 am
by shidow1
Allahu Akbar.....kill the Gaalos including madmac.....

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 9:17 am
by Kismaayo21
Cool whats with the quik uprising of the somalli people mashallah am very impressed looks like we gt the heart to route the gaaL........ALLAHU AKKBAR

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 9:19 am
by Hyperactive
Mashallah walle wa million $ news.
way to go Mogadishu people.

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 9:24 am
by The_Emperior5
I DONT GIVE A DAMN ABOUT ETHIOS

ARE THERE SOME PUNTLAND SOLDIERS KILLED


HAWIYE NEED TO BURN SOME MEJERTEENS IN XAMMAR LIKE IN APRIL

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 9:50 am
by Hyperactive
They do care about ethiopian invaders, wa dad somali dalad ah on gumeysi ogolayn.

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 10:49 am
by The_Emperior5
HADAAD DHIISHIID NINKI KEENAY XABASHII XABASHI SII JOOGII MAYOO SOMALIA\

GET RID OF PUNTLAND YUSUF AND GEEDII DHERE
AND THE WARLORDS

U WILL HAVE PEACE THEN

XABASHIGU IYAKA AYUU MEESHA KU JOOGAN

HAWIYE MAANAY CAQLI LAHAYN

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Tue Oct 23, 2007 11:15 am
by COSTA
[quote="MAD MAC"] How many Somalis died in that time frame?[/quote]

Your question should be how many Hawiye died in that time? its only them who are against every goverment and want to fight against horn of africas super power Laughing

Re: Xamar, more than 30 Ethiopian soliders killed in last 2 days

Posted: Wed Oct 24, 2007 8:54 am
by Steeler [Crawler2]
Costa
Good point.