Page 1 of 1

A truck fully loaded with invaders blown up near Afgooye....

Posted: Fri Oct 26, 2007 1:41 pm
by adanboy
Cool Cool

Weerar xoogan oo ay ku hoobteen Ciidamada Itoobiyaan ah oo Caawa Maqribkii lagu Weeraray
Posted to the Web Oct 26, 19:24

Dhageyso-Weerar xoogan oo ay ku hoobteen Ciidamada Itoobiya ayaa galabta ka dhacay deegaanka Calamada oo u dhgexeeyo Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose.




qaraxa oo ahaa mid xoogleh ayaa lala bartilmaameedsaday kolonyo katirsan Ciidamada Itoobiya, dad goob joog ah ayaa soomaalinews.com u xaqiijiyay in gaari ay leeyihiin Cidamada Itoobiya uu ku bur buray Weerarkii galabta lagu qaaday oo ka dhashay Miino dhulka loogu aasay Ciidamada Itoobiya oo la sheegay in xiligaasii ay ku sii jeedeen magaalada Baydhabo ee xatrunta gobalka Baay.

waxaa lagusoo waramayaa in Caawa Maqribkii ay Ciidamada Itoobiya ay goobtii shilku ku qabsaday ay ka tageen iyagoo Maanta oo idil xiray wada aado degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose.

Re: A truck fully loaded with invaders blown up near Afgooye....

Posted: Fri Oct 26, 2007 1:45 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Surprised Allahu akbar!!!!!!!

Re: A truck fully loaded with invaders blown up near Afgooye....

Posted: Fri Oct 26, 2007 1:51 pm
by adanboy
Allahu Akbar...they invaders are not safe..frome above on them there rains mortar,face to face is blazing gunfire and down under the ground is IED planted everywhere like it was patatoes Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing walle wey ku halaagmayaan dhulkaan soomaaliyeed.....