A Harti man raped Awrmale girl so Awrmale attacked the last extinct Harti villagers in Jubbaland.
Iska hor imaad galinkii danbe ee shalay ka dhacay galbeedka Kismaayo
Posted by Tawakal
Saturday, October 27 @ 06:59:27 PDT
Iska hor imaadkan oo u dhexeeyey laba maleeshiya beeleed oo ka soo kala jeeda beelaha Harti iyo Cawrmale oo galinkii danbe ee shalay ka dhacay deegaanka Jeeranley oo 16Km dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa labada maleeshiya beeleed waxay iska hor imaadkaasi isu adeegsadeen qoryaha fudfudud iyo kuwa countra-karaha, waxaana isku dhacaas wax ku noqday laba qof oo mid kamid ah uu yahay kooxihii dagaalamyey, halka qofka kalana uu yahay haween ka ag dhaweyd goobta ay shaqaaqada ka dhacday sida laga soo xigtay Police-ka Kismaayo.
Iska hor imaadka ka dhacay halkaasi ayaa ka danbeeyey kadib markii kooxa maleeshiyaad ah ay fara xumeeyeen gabdha degan deegaanka jeeranley, taasoo keentay in kooxda kale ee ay ka dhasheen gabdhaha la fara xumeeyey ay duulaan ku soo qaadeen maleeshiya beeleekaasi, dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayeen labada dhinac ayaa laga maqlay tuulooyinka ku dhaw halka xiisaddu ay ka dhacday.
Cabdullaahi Maxamed Siyaad (Cabdullaahi Gaab) oo kamid ah waxgaradka beesha Cawrmale ayaa u sheegay warsidaha Gedoweb in isku dhaca deegaanaka Jeeranley uu ahaa mid aanan saameyn ku yeelanin dadka deegaanka,isagoo intaasi raaciyey in xaaladdu ay hadda degan tahay,lana filayo in maleeshiyaadka iska hor imaadka dhexmaray la isku keena si loo dhammeeya xurgufta soo kala dhex gashay.
Odayaal iyo waxgarad gaaraya laba iyo toban qof oo ka socda labada beelood ee Harti iyo Cowrmale ayaa duhurnimadii maanta ka ambabaxay magaalada Kismaayo, kuwaasoo ku sii jeeda goobta iska hor imaadka uu ka dhcay, waxayna dhinacyadaasi isku dayayaan in xaaladda la dajiya, waxyaabaha keenay isku dhacaasina laga xaajooda.
Iska hor imaadkan ayaa ku soo beegmaya xilli baryahaan danbe ammaan darro iyo rabshado ay ka taagnaayeen qeyba ka tirsan deegaannada galbeed ee magaalada Kismaayo, waxaana meelaha qaar yaalla Isbaarooyin sharci darro ah oo gaadiidka lagu dhibo, lacag baad ah oo xaad dhaaf ah looga qaada.
Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.
Small clash between 15 Harti and 30 Awrmale Dir in village
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
Alta Vista [Bot2]
- SomaliNetizen

- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
Re: Small clash between 15 Harti and 30 Awrmale Dir in village
I don't understand why some men would want to rape a poor woman when they can find a willing one. I would also like to correct you, Cawrmale are not Dir but they are Samaale.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 33 Replies
- 2540 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 12 Replies
- 884 Views
-
Last post by skywalker25
-
- 7 Replies
- 1447 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 25 Replies
- 9891 Views
-
Last post by Somali2003
-
- 14 Replies
- 1250 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 1328 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 10 Replies
- 2108 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 57 Replies
- 16001 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 0 Replies
- 408 Views
-
Last post by Grant