Page 1 of 1

Magaalada Kismaayo oo la sheegayo inuu hub ka soo degayo

Posted: Sat Oct 27, 2007 4:16 pm
by Hiiraan boy
Kismaayo (jilibweyn)-Warar ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soo degi doono hub xooggan oo ilaa iminka aan la shaacin cidda uu u soo degayo

Dekada magaalada oo la sheegay inay aad u mashquulsan tahay ayaa la sheegay inuu ka soo degayo hub xooggan kaasi, oo khal khal xooggan ka abuuray magaalada oo mudadii ugu danbaysay ahayd mid qas iyo jaah wareer ku sugan.

Kolkii wararka hub soo degidu ay soo baxeen ayaa waxaa bilowday buuq iyo guux xooggan oo magaalada dhexdeeda ah, waxaana meelo badan oo magaalada gudeheeda ah jidgooyink dhigtay malayshiyaad loo malaynayo inay wada shaqayni ka dhexeyaso kooxaha hubku u soo degayo.

Waxaa iyana ka dhaqaajiyey inay ammaanka dekada sugayaan malayshiyaadka gacanta ku haya dekada magaalada, waxayna sheegeen inay baarintaan xooggan oo arintaan ku aadan samayn doonaan.

Maahan markii ugu horaysay oo ay soo baxaan warar sheegaya in dekada magaalada Kismaayo iyo dekado macmal ah oo ku dhaw dhaw uu ka dego hubka ugu faraha badan kaasi oo ay la soo degaan kooxo ka soo horjeedada dawlada FS oo iyadu la tabcaansan khilaaf iyada dhex deeda ah.

Re: Magaalada Kismaayo oo la sheegayo inuu hub ka soo degayo

Posted: Sat Oct 27, 2007 4:20 pm
by Voltage
idaacadahaa microfoon baad u malaysaa in loo dhiibay

Re: Magaalada Kismaayo oo la sheegayo inuu hub ka soo degayo

Posted: Sat Oct 27, 2007 4:22 pm
by Hiiraan boy
dawladsade what kinda hub. this good news for muqaawama but what about dhabadhilifs in kismaayo who work for xabashis and dowlada embagati. will they stop this ship?

Re: Magaalada Kismaayo oo la sheegayo inuu hub ka soo degayo

Posted: Sat Oct 27, 2007 4:23 pm
by Voltage
No comment.

Re: Magaalada Kismaayo oo la sheegayo inuu hub ka soo degayo

Posted: Sat Oct 27, 2007 4:24 pm
by Hiiraan boy
[quote="Voltage"]No comment.[/quote]

dee ninyaho naga dha secret secretka. if i had relative in kismaayo i would now but there not many xawaadles in kismaayo or is this merehan only thing??

bal no sharax man, i dont think xabashis are reading this forum