Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Alchemist »

Dagaal culus oo maalintii labaad Muqdisho ka socda

Axad, October 28, 2007(HOL): Dagaal culus oo loo adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu maalintii labaad ka socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalkana uu u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda.

Dagaalka oo la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu haatan ka socdaa Xaafado ka tirsan Degmada Hodan, gaar ahaana Isgoyska Kaasabolbollaare iyo Xaafadda Bangaariyada, iyadoo halkaasina uu ka dhacay dagaal ay labada dhinac ee dagaalamaya gacmaha isula tageen.

Magaalada Muqdisho ayaa shalay iyo maanta waxay ku jirtaa xaalad la mid ah middii ay ku jirtay markii ay socdeen Dagaalladii Muqdisho ka dhacay Bilihii Maarso iyo April ee Sanadkan, xiligaas oo dhinacyda isku haya caasimadda Soomaaliya uu dhexmaray dagaal salfaday nolosha Dad Badan oo Soomaaliyeed oo rayid u badnaa.

Xaafado ka tirsan Degmooyinka Wardhiigley, Hodan iyo Howl-Wadaag ayaa ka bilowday barakac kii ugu ballaarnaa oo ay sameynayaan Dadka rayidka ah ee xaafadahaas ku dhaqan, kuwaasi oo qax bilaabay kadib markii ay u dulqaadan waayeen Madaafiicda iyo rasaasta aan loo meel dayin ee ay labada dhinac isku ridayaan.

Dhanka kalena, Dagaalka maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa barbar socda Dibadbaxyo ay sameynayaan Qaar ka mid ah Dadka ku dhaqan Xaafadaha ay dagaalladu ka socdaan, waxaana saaka la arkayay Dad aad u faro badan oo Dibadbax socod ah ku marayay qeybo ka mid ah Waddooyinka 30-ka iyo Warshadaha, iyadoo mararka qaarkoodna ay Taayarro gubayeen.

Dadkani Banaanbaxa sameynayay oo u badan Dumar iyo Caruur ayaa waxay ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay ugu baaqayeen in ay isaba baxaan Soomaaliya.

Dagaalka ka socda Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu hakad geliyay isu socodka Dadka iyo Gaadiidka iyo weliba dhaqdhaqaaqii ganacsi ee ka socday Suuqa Bakaaraha, kaasi oo ay Dadku bilaabeen in ay ka cararaan kadib markii qeybo ka mid ah ay rasaas iyo madaafiic habow ah Dad waxyeello ku gaarsiiyeen.

Wixii ku soo kordha Dagaalka ka socda magaalada Muqdisho kala soco Hiiraan Online haddii Alle Idmo Insha Allaah.

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Ciidamada itoobiyaanka
oo saaka ka dhacay deegaano ka mid ah Muqdisho- Horn Afrik

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia

Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 1999-2007 Hiiraan Online
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Alchemist »

God bless the Mujahideen, they will soon free Xamar Inshallah...



ALLAHU AKBUR... Cool
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Steeler [Crawler2] »

Fighting in Mogadischu is news??? When there isn't any fighting in Mog, THAT will be news.
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by X-unit »

keep poking the enemy till they bleed to death as they say slow death is the worse.
User avatar
shidow1
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5873
Joined: Sat Jul 21, 2007 3:36 pm
Location: Sarman

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by shidow1 »

Destroy the enemy....
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Shirib »

[quote="MAD MAC"]Fighting in Mogadischu is news??? When there isn't any fighting in Mog, THAT will be news.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Thats actually funny Laughing Laughing Laughing

Insha'Allah victory is near.
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Steeler [Crawler2] »

About as near as it was las year.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Shirib »

^^^^^
I'll take that. In guerilla warfare as long as the conventional army isn't winning they're losing, and as long as the insurgents aren't losing they're winning. Very Happy Very Happy Very Happy
Steeler [Crawler2]
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12405
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Steeler [Crawler2] »

Not in Somalia. Somalia has a remarkable ability to make sure that everyone is losing. Most of all your average Abdi, the man in the gutter if you will.
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Basra- »

alcha your hawiye ugly people r finished ma ha??? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Alchemist »

[quote="Basra-"]alcha your hawiye ugly people r finished ma ha??? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

Horta why are all fat people Xasid.. Confused
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Re: Heavy Fighting continues for a second day in Xamar....

Post by Basra- »

[quote="Alchemist"][quote="Basra-"]alcha your hawiye ugly people r finished ma ha??? Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

Horta why are all fat people Xasid.. Confused[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”