Sade Trading Company fixes destroyed Baardheere bridge.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Sade Trading Company fixes destroyed Baardheere bridge.

Post by Voltage »

Madaxa Howlgalada Shirkada Somkan Trading Company CabdiKhadar Sh Faarax Xasan Deer Oo Sheegay In Dayactir Ku Sameyeen Qeybahii Ay Ka Buburtey Buundada Baardheere
Oct 28,2007
by Baardheere-GEDO-NN

Buunadadii Degmada Baardheere oo dhowaan ay ka burbureen qeybo ka mid ah biraha iyo alwaaxda ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu sameeyey dayactir kooban oo ku meel gaar ah, taasina waxa ay keentay in gaadiidka yar yar ay hatan maraan, inkastoo weli Bbunadadu ay u baahan tahay dayactir balaaran oo ka bedalan sida hadda ay ku sugan tahay.

Howsha dayactirka ah ee lagu sameeyey qeybaha ay ka burburtey Buundada Baardheere ayaa waxaa fuliyey Shirkada Ganacsiga ee lagu magacaabo Somkan Trading Company oo ka howlgasha Gobolka Gedo iyo gobolo kale oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Masuuliyiinta shirkadaasina ay sheegeen in talabadani ay u qaadeen kadib markii uu codsi waxqabad ah uu kaga yimid maamulka degmada Baardheere iyo odoyaasha deegaanka oo codsadey in dib u dhis ay ku sameeyaan Buundada.

Abdi Khadar Sh Faarax Xasan Deer oo ah Madaxa Howlgalada Shirkada Somkan Trading Company oo iminka ku sugan degmada Baardheere ayaa Gedonet u sheegay in shirkadoodu ay wado qorshe balaaran oo dib u dhis loogu sameynayo Buundada Baardheere oo uu sheegay in halbowle xagga nolosha ah ay u tahay kumanaan dad ah oo ku kala nool Gobolka Gedo iyo Gobolada deriska ah, isla markaana ay muhiim u tahay isu socodka gaadiidka ganacsiga, gargaarka Biniadinimo iyo Xoolaha nool ee u kala goosha wadamada deriska ah.

Abdi Khadar Sh Faarax ayaa dhinaca kale waxaa uu tilmaamay in shirkadoodu lug weyn ay ku leedahay howlaha Samafal ee ka socda Gobolka Gedo iyo gobolada deriska ah, isagoo sheegay in Degmada Garbahaarey ay ka fureen Bakhaar weyn oo raashinka gargaarka ah lagu keydiyo oo qaada markiiba ilaa 2500 MTone, howlahaasi baaxada leh ayuu ku micneeyey kuwo loogu adeegayo Bulshada.

Si kastaba ha ahaatee, mudadii ay goneyd buundada ayaa saameynta ugu badan waxa ay ku yeelatey dhaqdhaqaaqa xaga ganacsiga iyo isu socdka Gaadiidka sida Badeecadaha, arrimahan oo is biirsadey awadeed ayaa waxa ay keeneen in qiimaha raashinka iyo iibka xoolaha nool uu cirka isku shareero.

A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Sade Trading Company fixes destroyed Baardheere bridge.

Post by FAH1223 »

we need that in Beledweyn........ Laughing
User avatar
Agdage
Posts: 36
Joined: Fri Oct 26, 2007 2:51 pm

Re: Sade Trading Company fixes destroyed Baardheere bridge.

Post by Agdage »

up
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Sade Trading Company fixes destroyed Baardheere bridge.

Post by Voltage »

Fah and Adan, this is emergency fix up to get the people living again and trade to continue. We are still trying to get the U.N to fix it permanently and remodel it. It is a multi-million project.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Sade Trading Company fixes destroyed Baardheere bridge.

Post by Voltage »

Shirkada Somkan Trading Company oo dayactir ku sameysay qeybahii ay ka buburtey Buundada Baardheere

Baardheere, Somalia - Buunadadii Degmada Baardheere oo dhowaan ay ka burbureen qeybo ka mid ah biraha iyo alwaaxda ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu sameeyey dayactir kooban oo kumeel gaar ah, taasina waxa ay keentay in Gaadiidka yar yar ay hatan maraan,inkastoo weli Buunadadu ay u baahan tahay dayactir balaaran oo ka bedalan sida hadda ay ku sugan tahay.

Howsha dayactirka ah ee lagu sameeyey qeybaha ay ka burburtey Buundada Baardheere ayaa waxaa fuliyey Shirkada Ganacsiga ee lagu magacaabo Somkan Trading Company oo ka howlgasha Gobolka Gedo iyo Gobolo kale oo ka tirsan dalka Soomaaliya, iyadoo mas'uuliyiinta shirkadaasina ay sheegeen in talabadani ay u qaadeen ka dib markii uu codsi waxqabad ah uu kaga yimid Maamulka Degmada Baardheere iyo Odoyaasha deegaanka oo codsadey in dib u dhis ay ku sameeyaan Buundada.

Abdi Khadar Sheekh Faarax oo ah Madaxa Howlgalada Shirkada Somkan Trading Company oo iminka ku sugan Degmada Baardheere ayaa Saxaafada u sheegay in shirkadoodu ay wado qorshe balaaran oo dib u dhis loogu sameynayo Buundada Baardheere ,isgoo oosheegay in halbowle xaga nolosha ah ay u tahay kumanaan dad ah oo ku kala nool Gobolka Gedo iyo Gobolada deriska ah,islamarkaana ay muhiim u tahay isusocodka Gaadiidka Ganacsiga,Gargaarka Bini,adinimo iyo Xoolaha nool ee u kala goosha wadamada deriska ah.

Abdi Khadar ayaa dhinaca kale waxaa uu tilmaamay in shirkadoodu lug weyn ay ku leedahay howlaha Samafal ee ka socda Gobolka Gedo iyo Gobolada deriska ah, isagoo sheegay in Degmada Garbahaarey ay ka fureen Bakhaar weyn oo Raashinka Gargaarka ah lagu keydiyo oo qaada markiiba ilaa 2500 MTone, howlahaasi baaxada leh ayuu ku micneeyey kuwo loogu adeegayo Bulshada.

Si kastaba ha ahaatee mudadii ay go,neyd buundada ayaa saameynta ugu badan waxa ay ku yeelatey dhaqdhaqaaqa xaga ganacsiga iyo isu socdka Gaadiidka sida Badeecadaha, arimahan oo is biirsadey awadeed ayaa waxa ay keeneen in qiimaha raashinka iyo iibka xoolaha nool uu cirka isku shareero.


Axmed Cumar Saalixi, Baardheere-Gedo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”