mujaahidiin in hiiraan
Posted: Mon Oct 29, 2007 9:48 am
so far it seems like all the muqaawama in beledweyne happened to be in hawl-wadaag,sinds last week there was nearly 5 atacks on traitors,
where is the rest of beledweyne ppl why are they not doing anythink or they supporting the xabashi. well shame on you xawaadle folks.
well done reer hawl-wadaag
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Gobolka Hiiraan oo badbaaday isku day lagu khaarijin lahaa
Isniin, October 29, 2007(HOL): Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Bare Max'ed ayaa habeenimadii xalay ka bad-baaday isku day la doonayay in lagu dilo kadib markii nin ku hubeysan Bastoolad uu ku weeraray goob aan ka fogeyn Gurigiisa oo ku yaala Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beleweyne.
Sheekh Xuseen Barre Max'ed oo ay waramayay HOL isaga oo jooga Gurigiisa ayaa sheegay qofka soo weeraray uu ahaa Nin dhalin-yaro ah lakiin uusan si waanagsan u arkag wajigiisa, waxaana uu intaa ku daray in labo jeer uu isku dayay in uu rido Bastoolada laakiin aysan u suurta galin, isaga oo intaas raaciyay in mid ka mid ah ilaaladiisa markii danbe uu rasaas ku riday sidaana ku baxsaday Ninka weerarka soo qaaday walow hadana uu sheegay in uu amar ku bixiyay in aan rasaas lagu ridin dadka shacabka ah taasoo keentay in ayuu yiri in aan gacanta lagu dhigin sida uu hadalka u yiri danbeelaha.
Weerarka lagu qaaday Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Gobalka Hiiraan Sheekh Xuseen Bare Max'ed ayaa ka mid noqonaya weerarada lagu hayo Saraakiisha ka tirsan laamaha Maamulka Gobalka Hiiraan oo maalmihii ugu danbeeyay lagu hayay weeraro ka dhan ah.
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa sheegay mar uu kulan la qaatay maalintii shalay Ugaasyada iyo Odayaasha dhaqanka in Maamulku u baahan yahay Jawaab laga bixiyo sababta loo weerarayo, isaga oo ku eedeeyay Qeyabaha kala ee Bulshada sida Odayaasha dhaqanka iyo Aqoonyankuba marnaba in aysan soo hadal qaadin weerarada lagu hayo taaso u muujin karta ayuu yiri in arimuhu yihiin kuwo laysla og-yahay.
"Marka aynu Qof soo Xirno Xafiisyadeena iyo Teleefoonada aynu wadana Mashquul ayeey Noqdaan iyada oo nala weydiinayo sababta aynu Qofkaa u xirnay, Lakiin waxaa la yaab leh in xitaa Diiqad la waayo cid naweydiisa sada looga hortagi karo kuwa weerarada ku haya Ciidamada iyo Saraakiisha Dowlada ayuu yiri Yuusuf Dabageed wajigiisa caro laga dheehan karay'' Waxaana uu intaa sii raaciyay in wixii hada ka danbeeya Ciidamadu aysan waxba ula hari doonin kuwa weerarada ku haya mar hadii ayuu yiri Wacdi iyo waano lagala quustay.
Xaafadda Howl-wadaag ayaa la oran karaa waxaa ay ka mid noqotay xaafadaha ugu qatarta badan Magaalada Beledweyne waxaana dhawaan xaafadaa lagu weerara gaari ay la socdeen Ciidamada Dowlada Federaalka kasoo Qaasarihii ugu badnaa Ciidamada ka soo gaaray, Sidoo kale waxaa xusid mudan in Gudaha isla Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne labo jeer lagu weeraray Abaan-duulihii Ciidamada Malatirga Dowlada Federaalka Col. C/raxmaan Shiikh Ibraahim inkastoo uusan waxba ku noqon weeraradaa lagu qaaday.,