Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by Dr.Galbeyte. »

Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) oo muddo 9 maalmood ah u xirnaa dowladda KMg ah ayaa la sii daayay shalay galinkii dambe ka dib markii lagu waayay wax dambi ah.

Abwaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa ka war bixiyay xaaladdiisa inti uu ku jirey xabsi ku yaala xarunta CID, isagoo sheegay in si wanaagsan loola dhaqmay isla markaana aan loo geysan wax jirdil ah.

Waxa uu sheegay in xariggiisa uu ka dambeeyay ka dib howl-gallo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen xaafadda Buulo Xuubeey halkaasi oo uu ku yaalo guriga abwaanka, iyadoo abwaanka uu ka mid ahaa dhowr qof oo guryahooda lagala baxay kuwaasi oo lala xiriiriyay qarax ka dhacay halkaasi.

Abwaanka ayaa u mahad celiyay warbaahinta xorta ah iyo website yadii ka dhiidhiyay xarigga loo geystay.



Mudugnet news
User avatar
ciiseguure
Posts: 227
Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
Location: Beled Weyne

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by ciiseguure »

They should kept him.
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by Dr.Galbeyte. »

Shocked some people dont have clue what their talking about.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by ciyaal_warta »

Abshir bacadle my abwaan is free at last..ilaahey baa mahadleh haduu nabad qabo Cool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by The_Emperior5 »

ma eygii egga dhalay baa hadlaya
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by Dr.Galbeyte. »

^ aabaha ilkaha cassa ku wass!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by The_Emperior5 »

hawiye uu dhan mala kaas ba ka gabya

eygaas

reer sh isxaaq ka wey togaan doonaan
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by LiQaaye_TDH »

They should have killed that Faggot..............
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by Dr.Galbeyte. »

Liiqaye.. i never knew you was this soft.. you wish death on a man becauyse he had a poetry contest with an isaaq abwaan?

You shouldnt fear the man due to his magnificant ability to adress anyone on anything.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Dr.Galbeyte."]Liiqaye.. i never knew you was this soft.. you wish death on a man becauyse he had a poetry contest with an isaaq abwaan?

You shouldnt fear the man due to his magnificant ability to adress anyone on anything.[/quote]

They guy never had Gabay Compettion with any Isaaq abwaan Laughing That would be Disprespect to Our Name Laughing , This Mooryan is the the Bigest Suufi Isbaaroley running around with his Fake Cimaamad acting like a sheikh...
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by Phd in naago kudis »

This Mooryan is the the Bigest Suufi Isbaaroley running around with his Fake Cimaamad acting like a sheikh...

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


why is the motherfocker hatin on isaaq? Confused
User avatar
Dr.Galbeyte.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Fri Oct 05, 2007 2:19 pm
Location: Sitting next to the grave of abwaan Jimcaale Jaamac Lugeey(AUN) in Wisil. ..wondering Why he did it.

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by Dr.Galbeyte. »

Correction..

Abwaanka has a over 2 decade old fued with Suufis and never got along with them as he was famous for exposing some of their shameful acts.. Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by AbdiWahab252 »

Issaq are too sensitive wallahi.

Wishing death because a man disagreed with your beloved state Laughing

Dr. Galbeyte,

Laughing Laughing I am glad to see your hero is free after all thanks to Adeer AbdiNastex Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by kambuli »

Dr. Galbeyti,

You made my day walaal....Masha Allaah Abshir Bacadle is free.... La La La La la....
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Abwaan Abshir Nuur Faarax (Abshir Bacadle) IS FREE at last !

Post by The_Emperior5 »

suufiinimmada meel hakaga dhiciin aah


kaasii wa ey xun uu wahabii aah

uu carabta futttada uu leeffa


necbiya kaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”