Asalaamu Caleeykum All-
Salaan ka dib, waxaan idinka codsanaaya haddii aad taqaani Wardi Maxamuud Maxamed in aad ila soo socodsiisaan. Waxaa la ii sheegay in uu Wardi ku noolyahay wadanka Denmark markii iigu war dambeeysan, laakiin magaalada uu ka joogo ma aqaano. Dagaaladii ka hore wuxuu deganaa xaafada Hoowl-wadaag. Waxaa jirta gabar walaashiis ah oo ka weyn, ayadana waxaan u maleeynaa in ay degen tahay Germany. Fadlan fadlan......fadlan, haddi aad taqaanid Wardi u sheeg in an old friend uu raadinaayo. If you have any information, please contact me at deeqacadeey85@yahoo.com
Thank you in advance,
Maqane Jooge
Baafin-- My friend Wardi Maxamuud Maxamed
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1306 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 0 Replies
- 847 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 7 Replies
- 1173 Views
-
Last post by kkk47
-
- 1 Replies
- 743 Views
-
Last post by muftaax
-
- 2 Replies
- 1237 Views
-
Last post by hanad2020
-
- 0 Replies
- 824 Views
-
Last post by Hanna74
-
- 2 Replies
- 1011 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 17 Replies
- 2593 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 6 Replies
- 1609 Views
-
Last post by Navy9
-
- 1 Replies
- 1435 Views
-
Last post by tightrope