Xalka Kali ah Somalia U hayn Waa Sidan.
Ethiopia: Warar Xog. ogaal ah lagu kalsoon yahay, ayaa sheegaya in ethiopia ay rabto in somalia loo kala qaybiyo , Gobale federal ah, Iyo, Waqooyi galbeed somalila la Magac baxay somaliland In Ethiopia iyo Kenya ay aqoon sadaaan.
Dalka Ethiopia Ayaa horaantii sanadkan waxaa sameeyay, Gudi uu oo magac darey, Khabiiradaa siyaasada somalia Ee danaha qaranka ethiopia ku bad baadi karto, khabiiradaas ayaa madax waxaa ka ah, Wasiir dowlada arrimaha dibada Dr Alemu Tekede , Inta kalo ah Jenrals ka tirsan ciidanka qaranka, Iyo masuuliyiin ka tirsan parlamenka , ayaa waxaa soo hordhigeen qorshahan oo ah sidan.
1- In Ethiopia aqoonsato somaliland, Aqoonsi Caalami ahna ooga raadiso,
2- In Ethiopia somalia kale u kala qaybiso Gobalo ana lahyn awood mulatari oo federeal ah, Puntland, Juboland Hawiye land, Raxanwaynland.
3- In Ethiopia dhulka Somalada ogadeniya laga xayiraa qaybaha somalida kale , xaga is dhex galka , ganacsiga bulshada.
Arintaan ayaa wararka wariyaha ku sugan adiss ababa shegayaa in la hor dhigaay masuuliyiin ka tirsaan, Waqooyi galbeed somalia, lamagac baxay Somaliland , Masuulyiin ka tirsan Puntland, Iyo Madaxda Dolwda u sareeyaa Cabdulaahi yusuf Iyo geedi,
Riyaale kaahin oo ah ku Maxada ismaamulka somaliland Aayaa qorshahaas soo dhaweeyay, Kuna diirsaday waxaan Gurigaa adiss aba looga yaqaan, Prime minister palace Casho loogu sameeyay habeenkii halkaas laga wad hadlay in ciidan garaya ilaa 7000 keeni doona koonfur , ciidankaas caawiyaa Ethiopia,, Madaxwaynaha jamuuriya federalka Somalia Cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa arrintaa Gaashanaka ku dhuftay caro kala so tagay magaalada Adiss Ababa.
source: Girma waldo
Xalka Kali ah Somalia U hayn Waa Sidan.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 359 Views
-
Last post by daiman
-
- 0 Replies
- 250 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 1 Replies
- 241 Views
-
Last post by Newboy
-
- 31 Replies
- 1740 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 14 Replies
- 1065 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 560 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 989 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 1534 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 2 Replies
- 686 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 1044 Views
-
Last post by xidigow
