Beledweyne Mayor escapes assassination attempt for third tim

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Beledweyne Mayor escapes assassination attempt for third tim

Post by Alchemist »

Wararka Maanta- Khamiis, Nov 1 , 2007

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo xalay gurigiisa lagu weeraray

Khamiis, November 01, 2007(HOL): Habeennimadii Xalay ayaa kooxo aan lagaran waxaa ay weerara ku qaadeen Guriga uu degan yahay Gudoomiyaha Degmada Beledweyne Cilmi Saney Qaasim inkastoo aysan cidna wax ku noqon weerarka oo ahaa mid loo adeegsaday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah.



Rasaas aad culus ayaa wax yar kadib laga maqlay Xaafada Buundo-weyn ee uu degan yahay gudoomiyaha kuwaasoo qal-qal badan ku abuuray dadka ku dhaqan gudaha Magaalada, waxaana markiiba xirmay isku socodkii dadka ee Xaafada Buundo-weyn iyo qeybaha kala ee Magaalada iyada oo markii danbe guriga gudoomiyaha gaareen qaar ka mid ah Ciidamada Dowlada Federaalka



Weerarka Habeenimadii xalay lagu qaaday Gudoomiyaha Degmada Beledweyne Cilmi Saney Qaasim ayaa noqonaya kii Sadaxaad oo lagu beegsado Gudoomiyaha, waxaana goor dhaw oo saxaafada la hadlay gudoomiyuhu sheegay in saacadaha soo socda uu qaadi doono talaabo ka dhan ah kuwa sida uu hadalka u dhigay ugaarsanaya



"Xitaa Cida aynu tuhunsanahay la tiigsan meyno Maxkamad iyo wax lamid ah ee Aniga ayaa talaabo ka qaadaya ayuu yiri Gudoomiyaha oo sheegay in dhiniciisa Dulqaadkii ka dhamaaday.''



Guddoomiye ku-Xigeenka Arimaha Bulshda Maamulka Degmada Beledweyne C/raxmaan Cilmi Buruki oo ka hadlay sida uu u arko Xaalada Nabad-galyo ayaa sheegay in weerarada dhacaya iyo qaraxyada isdaba jooga ah dhamaantood ay ka danbeeyaan Mas'uuliyiinta Maamulka Gobalka isaga oo dhanka kale wax lala yaabo ku tilmaamay kulan dhawaan ay wada qaateen Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo Odayaasha dhaqanka kaasoo looga wada hadlayay xaalada amaanka.



C/raxmaan Buruki waxaa uu sheegay in Mas'uuliyadii Gobalka oo idil uu maroorsaday sida uu hadalka yiri shaqsi oo kaliya, isaga oo intaa raaciyay in Qaraxyada ka dhacay Magalada yihiin kuwa salka ku haya cadaadiska dadka lagu hayo, waxaana uu intaa ku sii daray in arimahaasi yihiin kuwo aan loo dulqaadan karin.



Hadalka Guddoomiye ku-xigeenka Degmada ayaa muujinaya sida loogu sii kala fogaanayo aragtida la xiriita Nabad-galyo darida ka soo koradhay Magaalada Beledweyne iyo qeybo badan oo ka mid ah Gobalka Hiiraan, dhawaan ayeey aheyd markii uu kulan dhax maray Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo Odayaasha dhaqanka kasoo ugu danbeytii lagu magacaabay gudi ka kooban labada dhinac si markaa looga wada shaqeeyo arimaha Nabad-galyada.



C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Beledweyn, Somalia

Wararka Maanta RSS
Contact:webmaster@hiiraan.com
Copyright © 2006 Hiiraan Online
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Beledweyne Mayor escapes assassination attempt for third tim

Post by Alchemist »

The insurgents in Hiiraan are picking up their attacks by the day... After Xamar most attacks are in that region, especially in Beledweyne... The mayor lives in Buundowen, a section of Beledweyne shared by Xawadle and Jareer... I have a feeling those who attacked him for the third time in his house are Xawadle youths. The governor there has been filling the prisons lately with hundrends of people suspected of fighting against the traitors...
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Beledweyne Mayor escapes assassination attempt for third tim

Post by Somaliweyn »

Hiiraan and Mogadishu have always been connected.

Long live to the patriotic Xawaadle groups!
Death to the reactionary ones!
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Beledweyne Mayor escapes assassination attempt for third tim

Post by Hiiraan boy »

xawaadle's the only 1 targetting in hiiraan

VIVA XAWAADLE MUJAHIDS
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Beledweyne Mayor escapes assassination attempt for third tim

Post by Diyeeshaha_Tolka »

most attacks happend in hawl-wadaag ,and second is buundeweyn..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”