1, The New American university has just been Completed.
2, There is a New Football stadium being built, not completed yet
3, The New Road between Boorame and Dilla city being built now...
Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dad weynaha ku nool labada magaalo ee Minneapolis iyo St paul in la qaban doono kulan mihiim ah oo lagaga hadli doono horinmarinta jidka Dila-Borama. Kulankan waxa soo qabanqaabiyey ururka Association of Awdal Community in North America, wuxuna dhici doonaa maalinta Sabtida ee bishan November 11, 2007 saacadu Markey tahay 1:00 pm, waxana lagu qaban doonaa meesha ciwaan keedu yahay 2910 E Franklin ave Minneapolis Minnesota 55406.
Kala xiriir wixii faahfahin ah Fu’ad Abdi Ismail Tel. 763-291-2951 iyo Cibado Geele Tel.612-354-7361
