3rd day BANAANBAX
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
3rd day BANAANBAX
Banaanbaxyo ka dhan ah ciidamada Itoobiya oo maanta mar kale ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho
Waxaa maanta mar kale ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeysa labada isgoys ee Black sea iyo baar Ubax ee wadada Soddonka iyo deegaanka Dayniile banaanbaxyo looga soo horjeedo ciidamada Itoobiya ee ku sugan dalka Soomaaliya oo ay ku tilmaameen iney wadaan xasuuq ay kula kacayaan shacabka Soomaaliyeed.
Banaanbaxayaasha oo ka koobnaa haween iyo caruur dad waaweyn ayaa ku qeylinayey ereyo ka dhan ah ciidamadaasi oo ay ka mid yihiin “Dooni meyno Ciidamada Itoobiya” iyo ha inaga baxeen “Ciidamada Itoobiya” ayaa socod ku soo maray qeybo ka mid ah wadada Soddonka ee magaalada Muqdisho iyagoo ugu dambeyntiina iskugu ururay isgoyska Black Sea ee degmada Hodan, iyadoo shucuurtooda ay aheyd mid aad u sareysa, waxaana banaanbaxaasi uu ahaa mid dareenka dadkii ka qeyb galay uu si aad ah u sareeyey.
Sidoo kale, banaanbax kale oo looga soo horjeedo ciidamada Itoobiya, laguna dhaliilayo hey’adaha gargaarka ee jooga magaaladan Muqdisho ayaa isna ka dhacay deegaaanka Dayniile ee magaalada Muqdisho iyadoo banaanbaxaasina ay ka qeyb galeen dadka ka barakacay magaalada ee deegaankaasi ku noolaa mudooyinkii dambeeyey waxay dibad baxayaaasha codsanayeen in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan dalka Soomaaliya, si ay ugu laabtaan deegaanadii ay ka soo barakaceen, waxayna dadkaasi ka codsadeen hey’adaha gargaarka ee ku sugan magaalada Muqdisho iney kaalmo la soo gaaraan.

Re: 3rd day BANAANBAX
Like Burma the people Mogadishu need to show that they don't want Ethiopia in their country. But we don't protest against them. The world would think it is okay...
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: 3rd day BANAANBAX
[quote="X-unit"]Like Burma the people Mogadishu need to show that they don't want Ethiopia in their country. But we don't protest against them. The world would think it is okay...[/quote]
walahi thats true. when the banaanbax happend, mareykanka saw they made mistake. if banaanbax continues every day, mareykanka will cut off the money to xabasiga. laakiinse the banaanbax needs to go to more xaafado. it should be all muqdisho.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 3rd day BANAANBAX
war banaan bax iyo waxa iska dayoo
tfg who is gonne be the next prime minister
hawiye be smart get as mutch influance in the tfg then u can fight Ethiopians out of ur country

calankaas xabashii ba maanta wadta ta labaad tha flag is marro
its meaningless
its symbolzes 5 stars of somalia
that flag died when jabuuti gote its independence and they stayd The republic of jabuuti.

- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: 3rd day BANAANBAX
[quote="The_Emperior5"]calankaas xabashii ba maanta wadta ta labaad tha flag is marro
its meaningless
its symbolzes 5 stars of somalia
that flag died when jabuuti gote its independence and they stayd The republic of jabuuti.[/quote]
how is it meaningless
jabuuti has a star
s/land has a star
NFD has a star
Galbeed has a star
its not unity in one state, but its somali unity in that we know where we all live in Geeska Afrika

The flag is the symbol of the somalis.....let's just live it.....I respect somaliland flag and their struggle...... 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: 3rd day BANAANBAX
what struglle
we are not absame

[quote="FAH1223"][quote="The_Emperior5"]calankaas xabashii ba maanta wadta ta labaad tha flag is marro
its meaningless
its symbolzes 5 stars of somalia
that flag died when jabuuti gote its independence and they stayd The republic of jabuuti.[/quote]
how is it meaningless
jabuuti has a star
s/land has a star
NFD has a star
Galbeed has a star
its not unity in one state, but its somali unity in that we know where we all live in Geeska Afrika[/quote]
jaabuutii gote a red star
thats the start they fought for
we gote a black star we made 5 somalia black ma fahantay
its meaningless
its symbolzes 5 stars of somalia
that flag died when jabuuti gote its independence and they stayd The republic of jabuuti.[/quote]
how is it meaningless
jabuuti has a star
s/land has a star
NFD has a star
Galbeed has a star
its not unity in one state, but its somali unity in that we know where we all live in Geeska Afrika[/quote]
jaabuutii gote a red star
thats the start they fought for
we gote a black star we made 5 somalia black ma fahantay
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: 3rd day BANAANBAX
[quote="The_Emperior5"][quote="FAH1223"][quote="The_Emperior5"]calankaas xabashii ba maanta wadta ta labaad tha flag is marro
its meaningless
its symbolzes 5 stars of somalia
that flag died when jabuuti gote its independence and they stayd The republic of jabuuti.[/quote]
how is it meaningless
jabuuti has a star
s/land has a star
NFD has a star
Galbeed has a star
its not unity in one state, but its somali unity in that we know where we all live in Geeska Afrika[/quote]
jaabuutii gote a red star
thats the start they fought for
we gote a black star we made 5 somalia black ma fahantay[/quote]
sxb the dream of a SOMALIWEYN state is dead
its not happening
but there will always be solidarity between Somalis

-
- SomaliNet Super
- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Re: 3rd day BANAANBAX
X-Unit
Nobody gives a fock about the Somalis. You have been fighting each other and everyone around you for so long, nobody cares anymore. If a huge earthquake struck, and Somalia broke off from Ethiopia and sank into the Indian Ocean, page nine of the New York Times would have one paragragh covering it reading "Somalia sinks into the ocean, nine million die." There would be a short write up that ended with the notation that Somalia has not had a functioning government since 1991.
The next paragragh would read something like this "Germany debates Turkish Entry into EU."

mad mac that is the reality but it is sad.....which ever way you cut it... 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 133 Views
-
Last post by Ganjaweed
-
- 15 Replies
- 1301 Views
-
Last post by Ganjaweed
-
- 10 Replies
- 1696 Views
-
Last post by Executive
-
- 14 Replies
- 708 Views
-
Last post by Ceelgabo
-
- 20 Replies
- 877 Views
-
Last post by e!
-
- 0 Replies
- 234 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 486 Views
-
Last post by SweeT-LuuL
-
- 0 Replies
- 292 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 422 Views
-
Last post by Executive
-
- 2 Replies
- 308 Views
-
Last post by Xingalol