HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
War Degdeg ah: Xawaaladda Shirkadda Dahabshiil ee Suuq bacaad oo maanta dhac u geysteen Maleeshiyo wadata Dharka Ciidamada Dowladda Embagathi
--------------------------------------------------------------------------------
C/qaadir Maxamed Faarax Dulyar, dulyar21@hotmail.com(Muqdisho, Soomaaliya)
hadhwanaag 2007-11-03 (Hadhwanaagnews) Muqdisho - HWN - Waxaa maanta Barqadii dhac weyn loo geystay xarunta Xawaaladda Dahabshiil ee Suuq-bacaad, iyadoo dhacaan ay geysteen kooxo ku hubaysan qoryaha fudud, iyadoo maleeshiyadii dhaca geystay wadatay dareyska Ciidamada Embagathi.
Lacagaha laga dhacay ayaa la sheegay inay aheyd mid aad u fara badan, iyadoo mas'uul ka tirsan Dahabshiil oo lacagtaas isagu ka keenay xarunta weyn ee suuqa Bakaaraha oo markaas u soo waday xarunta labaad ee Suuq Bacaad, waxeyna Maleeshiyada dhaca geysatay ugu horeyntii xireen wadooyinka soo gala xaruntaas, iyadoo markaas kadib ka dhacay mas'uulkii waday lacagta.
Ciidamada Dowladda Embagathi ayaa waday maalmihii ugu dambeeyay dhac ay u geysanayaan goobaha ganacsiga, mana jirto cid wax ka qabtay dhibaatooyinka loo geysanaayo bulshada, waxeyna ciidamadu caado ka dhigteen inay dhacaan qof kasta oo ay wax ku tuhmaan.taas oo loo aaneynayo in aan Ciidamadda wax Mushaaraad ah la siinin Bilooyinkii la soo dhaafay, oo la iskaba iloobay.
Waa markii ugu horeysay oo dhac noocaan oo kale ah ay ciidamada Dowladda ka geystaan xarun xawaaladeed, waxeyna tani ku soo aadeysaa xilli ay goobaha ganacsigu oolin wax hub ah oo ay dowladu ka qaaday hubkii Ganacsatada intooda Badan.
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------
- Dagaal geystay qasaare kala duwan ayaa Caawa ka dhacay Dagmadda Hodon ee M/muqdisho.
Muqdisho - HWN - Dagaal culus ayaa waxa uu ka dhacay maqribnimadii caawa Agagaarka saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay weerar ku qaadeen kooxaha ka soo horjeeda dowladda KMG ah ee Somalia iyadoo la maqlay hugunka madaafiicda iyo qoryaha lidka diyaaradaha. Iska horimaadkaan ayaa waxa uu u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda, waxaana uu bilowday abaaro 5:20 PM galabnimo.
Dagaalkaan ayaa waxa uu yimid ka dib markii kooxaha ka soo horjeeda dowladda KMG ah ay weerar ku qaadeen saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada booliska iyo kooxaha hubeysan ayaa intii uu socday iska horimaadka waxa ay isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan Sida uu Shabelle u sheegay Max'ed Xasan Naxar oo ka mid ah shabakadda warbaahinta Shabelle oo halkaasi ka soo waramay.
Goobaha qaar ee ka baxsan halka dagaalka uu ka socday ayaa waxaa ku soo dhacay rasaas wiifto ah iyo madaafiic wali aan la ogeyn qaasaaraha ay geysatay.
Lama soo sheegin wali wax qasaaro ah oo ka dhashay iska horimaadkaan oo ku soo beegmay xilli inta badan dadka degan agagaarka saldhigga degmada Hodon ay mar hore isaga qaxeen marka laga reebo hal hal qof oo waardiye ahaan u jooga guryaha ku yaala halkaasi.
Dagaalkaan ayaa waxa uu istaagay abaaro 7 dii fiidnimo ee caawa, inkastoo rasaas goos goos ah laga maqlayo goobahii lagu dagaalamay
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
- Maydkii mid ka mid ah Ilaaladda Idaacadda Horn Afrik iyo labo qof oo rayid ah oo laga helay agagaarka Xaruntii hore ee Maxkamadda Islaamka Ifka Xalane ee Muqdishu.
Muqdisho - HWN - Maydadkii saddex qof oo la tuhunsan yahay inay Ciiddamadda Ethiopianka shalay gallab u gacan-galeen, ayaa waxaa maanta maydadkooda la soo dhigay meel ku dhow Xaruntii Maxkamadda Islaamka ee Ifka Xalane ee Degmadda Wardhiigley.
Goobjoogayaal ayaa sheegay inay maydadka ka muuqdeen dhaawacyo rasaaseed iyo jir-dil, baahsan, waxaana halkaasi ka soo helay dad socoto ah, kuwaasi oo maydadka u qaaday Xaafadda Ciise Cabdi ee Deegaanka Gubta.
Maydadkaasi, waxaa ka mid ahaa mid ka tirsan Ilaaladda Idaacadda Horn Afrik, oo la oran jirey Maxamed Xasan Jaamac, kaasi oo ay Ciiddamadda Ethiopianka shalay ka kaxaysteen Guriga Axmed C/salaam oo ka mid ah Milkiilayaasha Horn Afrik.
Waxaa jira dad fara badan oo rayid ah oo weli ku jira gacanta Ciidamadda Ithopia, oo aay ku qab qabteen dagaal maalintii shalay ahaa si ka fool ka fool ah ugu dhex maray xaafadaha Black see, Baar ubax, iyo Cali kamiin, ciidamadda Ithopia, iyo dhinacyada ka soo hor jeedda, kaas oo sababay, qasaare dhimasho iyo dhawac iyo barakac isgu jira,
Waxa ayna wararku sheegayaan in dagaalkaas lagu dilay 9 Askari oo ka tirsan Ciidamadda Ithopia, oo meelaha qar lagu arkayay iyadoo ay kooxo dad ah oo careysan ay wadooyinka ku jidaayaan,
Si kastaba ha ahaatee, waxa ay dada badani qabaan joogitaanka ciidamadda Ithopia, in ay sare u sii qaadeyso xaaladda cakiran ee soomaaliya.
Cabdiqaadir Maxamed Faarax "Dulyar"
Xafiiska Wararka
Hadhwanaagnews Media
Muqdisho, Soomaaliya
dulyar21@hotmail.com

Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
WHERE IS THE HABARJECLO GANG WE NEED TO GIVE THE HAWIYE A LESSON
WHY ARE THE STEALING OUR MONEY
WHY ARE THE STEALING OUR MONEY
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
stupid cise muse
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
maxa meesha cise muse keenay
i am not ciise muse
i am not ciise muse
- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR

THIS MEANS WAR

Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
Empire is looking for trouble....I suggest he stays in somaliland... 

- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
[quote="The_Emperior5"]WHY ARE THE STEALING OUR MONEY[/quote]
, tell me your not serious.....

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
advocator
they are bad people
what happend to irir
they are bad people
what happend to irir

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
emperior aabaha wase u fuking ilkacas biitch
do u think dahabshill's 1 man company. half of company shareholders are hawiya u mutherfuker.
teeda kale, since when was dahabshill habarjeclo??? ninka madaxda ah dhabshiil's sanbuur ishaak not muuse ishaak.
do u think dahabshill's 1 man company. half of company shareholders are hawiya u mutherfuker.
teeda kale, since when was dahabshill habarjeclo??? ninka madaxda ah dhabshiil's sanbuur ishaak not muuse ishaak.
- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
[quote="The_Emperior5"]what happend to irir
[/quote]
, maxaa ku dhacey irirnimo?
no sheeg dee

no sheeg dee
- muktaar
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3964
- Joined: Sat May 07, 2005 3:38 pm
- Location: In East Timor getting my huge ceeb circumcised !!!!
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
where the hell are the UIC when u need them
some serious hands needs to be chopped off
some serious hands needs to be chopped off

Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
Waar it used be called Dhiig shill....after the Hawiye share holders invested in it...they changed the name to Dhahabshiil....our money..our money...lax yaheed...it is da MJ's that are pretending to be Hawiye n jacking ya money....adhiga..i have been observing u....u be picking on us lately....
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1996
- Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
- Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
[quote="The_Emperior5"]WHERE IS THE HABARJECLO GANG WE NEED TO GIVE THE HAWIYE A LESSON
WHY ARE THE STEALING OUR MONEY[/quote]
LOOOOOOOOOOOOOL,i gues habarjeclo is the military subclan of somaliland.
Put habarjeclo in the ring, we call one of the the mini-suclans of hawiye like duduble or ajuuran. Lets get ready to rumble
WHY ARE THE STEALING OUR MONEY[/quote]
LOOOOOOOOOOOOOL,i gues habarjeclo is the military subclan of somaliland.
Put habarjeclo in the ring, we call one of the the mini-suclans of hawiye like duduble or ajuuran. Lets get ready to rumble

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
[quote="X-unit"]Waar it used be called Dhiig shill....after the Hawiye share holders invested in it...they changed the name to Dhahabshiil....our money..our money...lax yaheed...it is da MJ's that are pretending to be Hawiye n jacking ya money....adhiga..i have been observing u....u be picking on us lately....[/quote]
i am just messing with u guys i know some hawiye gangs can not represent all hawiyes
i am just messing with u guys i know some hawiye gangs can not represent all hawiyes
Re: HAWIYE BILIQOS DAHABSHILL OFFICE IN XAMMAR
[quote="The_Emperior5"][quote="X-unit"]Waar it used be called Dhiig shill....after the Hawiye share holders invested in it...they changed the name to Dhahabshiil....our money..our money...lax yaheed...it is da MJ's that are pretending to be Hawiye n jacking ya money....adhiga..i have been observing u....u be picking on us lately....[/quote]
i am just messing with u guys i know some hawiye gangs can not represent all hawiyes[/quote]
hawiye are being hunted today...they are not the hunters..are u sure it was hawiye malitia who was behind this...

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 461 Views
-
Last post by dayax123
-
- 0 Replies
- 458 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 6 Replies
- 652 Views
-
Last post by mahamed99_sex
-
- 3 Replies
- 459 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 91 Replies
- 6681 Views
-
Last post by udun
-
- 7 Replies
- 693 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 21 Replies
- 1329 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 27 Replies
- 1605 Views
-
Last post by Berke
-
- 13 Replies
- 1100 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 500 Views
-
Last post by The_Emperior5