Why is the prime minister pool limited?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Why is the prime minister pool limited?

Post by Voltage »

“Madaxweynaha waxaan u sheegay in jagada Hawiye aaney noqon wax mar walba lala doonto Hiraab, ee fursad la siiyo Hawiyaha kale, waxaana inagula haboon xubnaha labada gole ee ka soo jeeda Hiiraan”

Olole ballaaran & kulamo gaar gaar ah ayey ka wadaan magaalada Baydhabo xildhibaanada baarlamaanka ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan sida ay ku soo waramayaan wararka naga soo gaaraya Baydhabo, iyadoo xildhibaanadaasi ay xalay kulan la qaateen madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed, kulankaasina wuxuu qeyb ka ahaa kulamada wadatashiga ah ee madaxweynuhu la yeelanayey maalmihii u danbeeyey xildhibaanada baarlamaanka, waxeyna xildhibaanada la kulmay madaxweynaha ay ahaayeen xildhibaanada ka soo jeeda beelaha Xawaadle, Baadicadde, Jeejeele, Gaaljecel, Dagoodie & Jiidle, iyagoo u soo jeediyey madaxweynaha in jagada raisul wasaaraha aaney noqon jago mar walba la la doonto siyaasi ka soo jeeda beelaha Hiraab, loona baahan yahay in beelaha kale ee Hawiye fursad la siiyo, waxeyna xildhibaanadaasi u gudbiyeen madaxweynaha in ay ku talinayaan in xilkaasi loo magacaabo C/kariin Faarax Laqanyo, oo sida ay sheegeen u arkayaan in uu yahay maanta ka samatabixin kara umadda xaalada adag ee ay ku sugan tahay, hadduu ALLE la garab galo, waxeyna madaxweynaha u sharaxeen in Laqanyo aanu aheyn qof ay iyaga ka doonaya in ay socod siiyaan, ee uu ayhay siyaasi si weyn uga dhisan siyaasadda arrimaha dibedda, siyaasadda dibedduna ay tahay waxyaabaha inta badan ay ku fashilmaan dowladaha Afrika, waxeyna tilmaameen in Laqanyo in uu yahay siyaasiga keliya ee ka dhisan gobolkiisa, uuna siyaasada ka soo billaabay siduu u kasban lahaa gobolkiisa.

Xildhibaan Axmed Cumar Gaagaale oo ka mid ah xildhibaanada beesha Baadicadde ee kulankaasi ka qeybgalay oo saxaafadda la hadlayey ayaa sheegay in madaxweynaha muddadii ay la joogeen in ay la soo hadleen raisul wasaaraha Itoobiya & safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Itoobiya, ayna ka codsadeen in uu xilkaasi u magacaabo C/kariin Laqanyo.

``Ma ogin madaxweynaha goáanka uu qaadan doono, waxaana ku rajo weynahay in uu aqbalo codsigeena`` ayuu yiri Gaagaale, wuxuuna intaasi raaciyey in C-kariin Laqanyo aanu waxba kala socon kulanka ay la galeen xalay madaxweynaha, balse ay ka war hayaan oo keliya in safiirka Mareykanka & raisul wasaaraha Itoobiya in ay uga yeereen London, uuna saddexda cisho ee soo socota gaari doono Itoobiya.

``Laqanyo waa siyaasi aad u bisil, siyaasaddana wuxuu soo billaabay howshiisii ugu horreysay ee gobolka oo dhammaan qabaa´ílaadka degan waa wada taageersan yihiin wuxuuna ka dhex sameeyey nabadeyn & dib u heshiisiin, waxaana u ololeynaya Mareykanka & Itoobiya oo ka mid ah dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya`` ayuu yiri xildhibaan Gaagaale, wuxuuna intaasi raaciyey in inta badan xildhibaanadu ay isaga taageersan yihiin, ayna u arkaan shaqsi wax wadi kara.

Xildhibaan Gaagaale, wuxuu kaloo sheegay in baarlamaanku ansaxin doono qodobkii lagu gaaray shirkii dib u heshiisiinta Muqdisgo, ee ku saabsan in banaanka uu madaxweynuhu ka soo doorto raisul wasaaraha, sababtoo ah buu yiri, waa in la helaa shaqsi ummadda ka samatabixin kara xaalada adag.

`Baarlamaanka ma ahan in uu awooda isagu isu koobo ee waa fursad siiyaa Soomaalida kale, waana in siyaasadu noqotaa mid furfuran, oo cid kasta oo wax qaban karto fursad la siiyo`` ayuu yiri Gaagaale.

Qaranimo-Online

http://www.qaranimo.com/2007/nov/olole_ ... _05_07.htm
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by SummerRain »

English please, this is so hard to read.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by The_Patriot »

Under the TFG constitution power sharing is as follows
President -MJ for life
Prime minister -Abgaal for life
8)
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by Voltage »

[quote="Ismahan123"]English please, this is so hard to read.[/quote]


Basically why is the Prime Minister only limited to Abgaal or even Hiraab, what about the other Hawiye like Xawaadle, Gaaljecel, Baadicade, Murusade, etc.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by Luq_Ganane »

^^

Dawlad, I think the PM position will always go to Abgal because of Xamar interests.
User avatar
sheldibow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 968
Joined: Thu Aug 09, 2007 1:21 am
Location: We must achieve peace because it's the only way to build this nation

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by sheldibow »

[quote="Voltage"][quote="Ismahan123"]English please, this is so hard to read.[/quote]


Basically why is the Prime Minister only limited to Abgaal or even Hiraab, what about the other Hawiye like Xawaadle, Gaaljecel, Baadicade, Murusade, etc.[/quote]

**** Since Abgaal is one of biggest and Hiraab including Habar Gidir is lagest group of Hawiye they should hold prime minister position.....rest hawiye is very small. 85% of hawiye are hiraab (that incl. Abgaal & HG) so if you want deal with hawiye you have deal with them,,,
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by MJ-Pride »

Lool Hawaadle? If Hawaadle get this position, I will run naked in the Mall of American and declare hawaadle as the laandheerest(if thats a word) qabiil :D
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by X-unit »

[quote="MJ-Pride"]Lool Hawaadle? If Hawaadle get this position, I will run naked in the Mall of American and declare hawaadle as the laandheerest(if thats a word) qabiil :D[/quote]

lax yaheed naga aamus....Dad sharraf iyo karaamo leh baan nahay...Unlike some people who are gaalo raac...Sidhee aragi camal ayaa marneh habir gidir, marneh abgaal, marneh isaaq iyo merehan ayaa niila quminaa...
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by MJ-Pride »

The main Tigre entrance is Bletfutoweyn and even Marahens who are darood blew up two Uraalas while you sit and allow Tigre to come through Hiraan. Also did you forget when the TFG Hired hundreds of xawaadle foot soilders? laangaabkaa tahay fatada ka was 8) :D :arrow:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by The_Patriot »

:lol: :lol: :lol:
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by sadeboi »

[quote="MJ-Pride"]The main Tigre entrance is Bletfutoweyn and even Marahens who are darood blew up two Uraalas while you sit and allow Tigre to come through Hiraan. Also did you forget when the TFG Hired hundreds of xawaadle foot soilders? laangaabkaa tahay fatada ka was 8) :D :arrow:[/quote]


Hmm..intersting what do you say x-unit?
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by X-unit »

[quote="MJ-Pride"]The main Tigre entrance is form Bletfutoweyn and even Marahens who are darood blowed up two Uraalas while you sit and allow Tigre to come through Hiraan. Also did you forget when the TFG Hired hundreds of xawaadle foot soilders? laangaabkaa tahay fatada ka was 8) :D :arrow:[/quote]

Your uncle afbiijo authorized the amxaaro to enter Somalia. The only reason why they are here is becuase they have his approval. When the Somalian people complained to the international community about the occupation. They simply stated that the Amxaaro is here becuase your so called president invited them. Magaratay, our people ain't stupid we share borders with the amxaaro. We will start the resistance when all Somalis are a part of it not when Habar gidir iyo Abgaal are acting as the german dogs..woof woof he is in there. And the foot soilders you mentioned merely fairy tales...nacalaa niigu taalo...u guys are nothing...dirty a$$ mother fokers are tihiin....ya would sell ya own women to amxaaro...laan buurta ku dhashay was...
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by Alchemist »

[quote="MJ-Pride"]Lool Hawaadle? If Hawaadle get this position, I will run naked in the Mall of American and declare hawaadle as the laandheerest(if thats a word) qabiil :D[/quote]

Hoyda was why would Xawadle a noble tribe even want to be prime minister stooge for Ethiopia? no one wants to be responsible for being the sole reason of the Ethiopian occupation... Stop trying to turn this into a "WE" thing, in the end when TFG falls apart only Majerteen will be held accountable for being traitors. Then every single somali tribe will attack Buttland at once where we will all dance naked on the streets of Bosaso with naked Majerteen women :lol:
X-unit
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 914
Joined: Sat Mar 31, 2007 2:31 pm
Location: Beledweyne

Re: Why is the prime minister pool limited?

Post by X-unit »

[quote="Alchemist"][quote="MJ-Pride"]Lool Hawaadle? If Hawaadle get this position, I will run naked in the Mall of American and declare hawaadle as the laandheerest(if thats a word) qabiil :D[/quote]

Hoyda was why would Xawadle a noble tribe even want to be prime minister stooge for Ethiopia? no one wants to be responsible for being the sole reason of the Ethiopian occupation... Stop trying to turn this into a "WE" thing, in the end when TFG falls apart only Majerteen will be held accountable for being traitors. Then every single somali tribe will attack Buttland at once where we will all dance naked on the streets of Bosaso with naked Majerteen women :lol:[/quote]

Bintiland...Somaliland lee iska celsha...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”